Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte oo xilka qaadis lagu sameeyay
Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa xalay xilka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Hirshabeelle Cali…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa xalay xilka qaadis ku sameeyay guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Hirshabeelle Cali…
Garoowe: 17 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26, 17 June 2023, Kuna…
Ajandaha Baarlamanka Puntland ayaa lagu daray ka doodista doorashada madaxtinimada Puntland ee 2023/2024. Qodobkan ayaa si weyn uga hadlaya ka doodista doorashada…
Maayirka degmada Xuddun ee gobolka Sool oo muddooyinkii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Hargeysa ayaa gebi ahaanba ka soo goostay maamulkaas. Maayirka…
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta u amba-baxay dalka Sacuudi Carabiya. Madaxweynaha iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa…
Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo ay weheliyaan siyaasiyiin kale ayaa Todobaadkan ku wajahan Garoowe. Cabdiweli Gaas oo…
Xildhibaannada Baarlamanka Puntland ayaa sida qorshaysan Sabtida berri ah ka doodaya ajandaha Kal-fadhigooda 52-aad oo khamiistii furmay. Xildhibaannada ayaa lagu wadaa in…
Urur siyaasadeedka Horseed ayaa si rasmi ah u caddeeyay mowqifkiisa marxaladda siyaasadeed ee Puntland marayso xilligan. Urur siyaasadeedka Horseed ayaa war-saxaafadeed uu…
Urur siyaasadeedka Mideeye ayaa maanta oo Jimce ah war-saxaafadeed ka soo saaray mowqifkiisa marxaladda siyaasadeed ee Puntland marayso. Urur siyaasadeedka Mideeye ayaa…
Todobo hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa howlo nabadeed u tagaya Dalalka Ukraine iyo Ruushka, iyagoo rajeynaya inay soo afjaraan dagaalka ka socda…