Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku… Sii akhri

Posted on March 28, 2023March 28, 2023 by News Office

Booliska Gobolka Banaadir oo burburiyay warshadii Maandooriyaha Muqdisho

Posted on March 28, 2023March 28, 2023 by News Office

Booliska Gobolk Banaadir ayaa shaaciyay in ay burburiyeen xaruntii maandooriyaha ee ugu weyneyd Muqdisho. Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir G/sare Mahdi… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Laascaanood

Posted on March 28, 2023March 28, 2023 by News Office

Ciidamada Somaliland ayaa saaka abaabul iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada duleedka Laascaanood. Qaar kamid ah gaadiidkii dagaalka oo laga… Sii akhri

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo diiday Codsi uga yimid Ruushka

Posted on March 28, 2023March 28, 2023 by News Office

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii diiday codsi ka yimi dalka Ruushka oo ahaa in baaritaan lagu sameeyo weerarkii… Sii akhri

Waxgaradka iyo Ganacsatada Buuhoodle oo beeniyay warar laga faafiyay degmadaas

Posted on March 27, 2023March 27, 2023 by News Office

Waxgaradka iyo Ganacsatada magaalada Buuhoodle oo waxba kama jiraan ku tilmaamay war been abuur ah oo laga faafiyay degmadaasi. Waxgaradka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo Muqdisho ka dhagax-dhigay Warshad samaysa Burka

Posted on March 27, 2023March 27, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay Warshadda Sameynta Burka oo ah tii ugu horreysay ee… Sii akhri

Odayaashii ka yimid Muqdisho oo booqday furimaha dagaalka Laascaanood

Posted on March 27, 2023March 27, 2023 by News Office

Odayaasha dhaqanka Koonfurta Soomaaliya ee ka yimid magaalada Muqdisho ayaa maanta booqday jiidda dagaalka Laascaanood. Odayaasha oo ay weheliyaan isimada… Sii akhri

Somaliland oo ku dhawaaqday in ay dagaal qorshaysan ku qaadayso Laascaanood

Posted on March 27, 2023March 27, 2023 by News Office

Taliska Muuse Biixi ayaa markii u horraysay si rasmi ah ugu dhawaaqay dagaal qorshaysan oo ku jihaysan Laascaanood. Af-hayeenka Ciidamada… Sii akhri

Ciidamada Somaliland oo laga qabsaday Taliskii Dhuyuc-xuunsho ee duleedka Laascaanood

Posted on March 26, 2023March 26, 2023 by News Office

Xoogagga Daraawiishta SSC-Khaatumo ayaa maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Ciidamada Somaliland ee Dhuyuc-xuunsho. Xogo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya… Sii akhri

Kusimaha Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimayaal guud

Posted on March 26, 2023March 26, 2023 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta magacaabay laba Agaasime guud. Wareegto ka soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close