Al-shabaab oo dil ku fulisay shan nin oo ay ku eedaysay basaasiin
Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay in ay xukun dil ah ku fulisay shan nin oo ay ku eedaysay basaasiin. Fulinta dilka ayaa Khamiistii…
Open this website in Safari first.
Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay in ay xukun dil ah ku fulisay shan nin oo ay ku eedaysay basaasiin. Fulinta dilka ayaa Khamiistii…
Shirkad qaabilsan ammaanka Computer-ada oo laga leeyahay Maraykanka laguna magcaabo Mandiant ayaa Khamiistii sheegtay in kooxo abaabulan oo taageero ka helaya dawladda…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda siyaasadeed iyo tan amni ee ka aloosan Gobolka Gedo ee Jubaland. Madaxweyne…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay danjireyaasha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Jarmalka Sweden, Norway, Finland, Denmark,…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wakiillada DPL kaas oo…
Xukuumadda Puntland ayaa digniin ka soo saartay imtixaanka shahaadiga ah ee Somaliland oo lagu wado in uu bilowdo maalmaha soo socda. Wasaaradda…
Dowladda Puntland ayaa soo dhaweysay Go’aankii ka soo baxay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ee ahaa in Somaliland Maleeshiyaadka kala baxdo Gobolka Sool…
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaal-marin lacageed oo la siinayo cid kasta oo xoggtiisa keenta sarkaal sare oo Al-shabaab u qaabilsan samaynta…
Wasiirka Caddaaladda Puntland ayaa shaqa joojin ku sameeyay saddex agaasime waaxeed oo ka tirsan wasaaradda. Warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka Caddaaladda…
Kal-fadhiga 52-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa lagu wadaa in uu furmo Khamiista berri ah oo ku beegan 15 June 2023. Wargelin kooban…