Hawlgalka ATMIS oo saldhigyo millatari ku wareejiyay Ciidamada Soomaaliya
Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu ciidamada Soomaaliya ku wareejiyay laba saldhigo oo millatari, iyadoo…
Open this website in Safari first.
Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu ciidamada Soomaaliya ku wareejiyay laba saldhigo oo millatari, iyadoo…
Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa saaka dib u qabsaday degaanka Daaru-Nimca oo ka tirsan degmada Ruun-Nirgood ee Gobolka Shabeellada dhexe. Maleeshiyaadka ayaa saaka weerar…
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar lagu dhisayo hay’ad madax-bannaan oo baaritaan ku samaysa in ka badan 130,000…
Ciraaq, Iiraan, Sacuudi Carabiya iyo dalalka kale ee Bariga Dhexe ayaa maanta cambaareeyey falkii uu nin Ciraaqi oo ku nool Sweden ku…
Dowladda Puntland ayaa ku baaqday in gebi ahaanba la hakiyo hannaanka deyn cafinta Soomaaliya, inta laga heshiinayo khilaafaadka taagan. Xukuumadda Puntland ayaa…
Golaha Ammaanka QM ayaa mudda lix bil cusbooneysiiyey ogolaanshaha joogitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya, balse ansixiyey qorshe si tartiib ay uga…
Waxaa xarunta Qaramada Midoobay ka socda dood la xiriirta in la sameeyo waqti ciidamada Qaramada Midoobay ee nabad ilaalinta ah ay kaga…
Wasiirka Difaaca Israa’iil Yoav Gallant iyo sarkaal sare oo Falastiin ah ayaa ka wada hadlay rabshadaha ka socda Daanta Galbeed ee la…
Doonta Shamis4 oo u raran ganacsato Soomaaliyeed ayaa sida la xaqiijinayo saaka ku degtay xeebaha Gobolka Bari. Doontan oo shimito ka soo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh ayaa hadal uu xalay jeediyay qayb kamid ah kaga hadlay musuq maasuqa lagu sameeyo hantida umadda. Madaxweyne Xasan…