Dowladda Soomaaliya oo dadaal ku bixinaysa in cunaqabateynta Hubka laga qaado
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixineysa sidii looga qaadi lahaa Cunaqateynta hubka saaran soomaaliya oo ay Qaramada Midoobay saartay Sanadkii 1992-kii…
Open this website in Safari first.
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixineysa sidii looga qaadi lahaa Cunaqateynta hubka saaran soomaaliya oo ay Qaramada Midoobay saartay Sanadkii 1992-kii…
Ciidanka xasilinta ee Booliska sida Mikitariga u tababaran ayaa maanta ciidanka hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS kala wareegay fariisimahoodii degaanka Arbacow ee…
Hay’adda amniga Ruushka ee FSB ayaa maanta ku dhawaaqday inay laashay dacwad ka dhan aheyd dagaal-yahanada kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee…
Dagaalkii ugu cuslaa ayaa hadda ka socda jiidda galbeed ee Laascaanood halkaas oo laga maqlayo hubka waaweyn. Ciidamada Somaliland ayaa sida la…
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa ku guulaystay in la xalliyo xiisad la xiriirtay ceelal qodis oo mudda asbuuc ah ka taagnayd degaanka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya kula kulmay Madaxweynaha dalka Pakistan, Mudane Arif Alvi, oo…
Qaar ka mida hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in malaayiin qof oo ku nool gobolka Geeska Afrika, inay la daalaa dhacayaan…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa habeen danbe kulan afur ah ku ballamiyay xildhibaannada Baarlamanka Puntland. Farriin qoraaleed kooban oo loo diray xildhibaannada…
Hawlgal qorshaysan oo ciidanka Booliska dowladda Puntland ka sameeyay buureyda Gobolka Bari ayay ku qabtay ajaanib ka tirsan maleeshiyaadka Daacish. Warbixin uu…
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa maanta saxiixay sharci canshuurta ku kordhinaya badeecado kala duwan ee dalkaas. Madaxweyne Ruto ayaa iska dhego tiray…