Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay degaan ka tirsan Qardho
Laba ruux oo haween ah ayaa ku geeriyooday lix qof oo kalena waa ku dhaawacmeen shil gaari oo aroornimadii saaka… Sii akhri
Laba ruux oo haween ah ayaa ku geeriyooday lix qof oo kalena waa ku dhaawacmeen shil gaari oo aroornimadii saaka… Sii akhri
Baarlamanka Puntland ayaa qorshaynaya in ay dhowaan isugu yimaadan fadhi aan caadi ahayn si ay u ansixiyaan wax ka beddelka… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa lagu wadaa in uu Todobaadkan booqdo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxweyne Siciid Deni… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa walaac ka muujiyay khilaafka doorashada Puntland. “Madaxda Puntland, waa in ay tix… Sii akhri
Siyaasiyiin saamayn xooggan ku leh Puntland oo ay hoggaaminayaan madaxweynayaashii hore ee dowladda Puntland Cabdiweli Gaas iyo Cabdiraxmaan Faroole ayaa… Sii akhri
Madasha Siyaasadda Puntland oo ay ku midaysan yihiin hoggaamiyeyaal isbeddel-doon ah ayaa ka hortimid go’aankii xukuumadda Madaxweyne Deni ku ansixisay… Sii akhri
Golaha xukuumadda Puntland ayaa xalay ansixiyay soojeedin ku saabsan in wax ka beddel lagu sameeyo Dastuurka Puntland si loo kordhiyo… Sii akhri
Khilaaf xooggan ayaa sida wararku sheegayaan ka dhex aloosan madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxaa.… Sii akhri
Madaxweyne Siciid Deni ayaa xalay xarunta madaxtooyada Garoowe kulan gaar ah kula yeeshay saraakiisha kala duwan ee ciidamada Puntland. Qoraal… Sii akhri
Markabka Tritex Glory ayaa shixnadii u horreysay keenay dekedda Garacad ee gobolka Mudug , iyadoo qorshaha uu yahay labadii toddobaadba… Sii akhri