Shir gaar ah oo Garoowe uga socda Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland
Shir gaar ah ayaa hadda u socda Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Baarlamanka Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.…