Taliska Muuse Biixi oo ciidan xoojin ah ku daabulay Tuulo Samakaab
Taliska Muuse Biixi ayaa saacadihii u danbeeyay ciidan xoojin ah ku daabulay degaanka Tuulo Samakaab ee Gobolka Sool. Ciidankaas oo… Sii akhri
Taliska Muuse Biixi ayaa saacadihii u danbeeyay ciidan xoojin ah ku daabulay degaanka Tuulo Samakaab ee Gobolka Sool. Ciidankaas oo… Sii akhri
Taliska Booliska dowladda Puntland ayaa Sabtidii maanta digniin adag u jeediyay cid kasta isku dayda in ay carqalad amni ku… Sii akhri
Guddoomiyaha Baarlamanka dowladda Puntland mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag. Guddoomiye Cabdirashiid… Sii akhri
Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Soomaaliya ee NISA oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ayaa hawlgal qorshaysan ku dilay 44 xubnood oo… Sii akhri
Xiisad colaadeed ayaa sida lagu soo warramayo ka taagan magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Iska hor-imaad hubaysan oo xalay… Sii akhri
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan magaalada Jidda ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulan gaar ah la… Sii akhri
WasiirkiiƬ hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garowe ayaa ka hadlay doorashada Puntland,… Sii akhri
Musharaxa xisbiga saddexaad Muharrem Ince ayaa Khamiistii isaga haray doorashada aadka la isugu dhow yahay ee madaxweynaha Turkey, taasi oo… Sii akhri
Golaha xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi degdeg ah ka yeeshay xaaladda bini’aadanimo ee dalka Sudan, iyaga oo meel… Sii akhri
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa dhaliilay hadalada xanafta leh ee maalmihii ugu danbeeyey hawada isu… Sii akhri