Dibad-baxyo rabshado wata oo ka dhacay dalka Kenya
Booliska Kenya ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku furay dibad-baxayaal dhegaha ka furaystay mamnuucis ay booliska saareen mudaaharaadyo uu ku baaqay hoggaamiyaha…
Open this website in Safari first.
Booliska Kenya ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku furay dibad-baxayaal dhegaha ka furaystay mamnuucis ay booliska saareen mudaaharaadyo uu ku baaqay hoggaamiyaha…
Dawo loogu tala galay inay dib u soo saarto ilkaha bani’aadanka ayaa tijaabo gali doonta horraanta sannadka soo socda. Dawadan oo haddii…
Dab xooggan ayaa saaka qabsaday xarunta ganacsiga Fadhi-samo ee magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Dabka ayaa lagu soo warramayaa in uu…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan gaar ah la yeeshay Taliyaha Ciidanka dalka Jordan Sarreeye Gaas,Yousef Huneiti. Wasiirka…
Shir weyne wada-tashi ah oo uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu saaka ka furmo Muqdisho. Shirkan…
Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacowday dalka Itoobiya ahna wakiila joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan Midowga Afrika ayaa gaaray magaalada…
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad rakaab ah goor dhaweyd shil khasaare geystay ku gashay garoonka diyaaradaha Muqdisho. Ugu…
Ra’iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiweli Gaas oo uu weheliyo siyaasi Cabdirashiid Maxamed Cabdi ayaa maanta war ka soo…
Ra’iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiweli Gaas oo muddooyinkan ku sugnaa Garoowe ayaa lagu wadaa in ay u safraan…
Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa si rasmi ah u ogolaaday in dowladda Sweden ku biirto isbaheysiga NATO. Xoghayaha Guud ee NATO…