Ururka Taliban oo deeq waxbarasho ka hor istaagay gabdho reer Afghanistan ah
Urur Taliban ayaa la sheegay inay hor istaageen inay dalkaas ka dhoofaan, hablo deeq waxbarasho ka helay dalka Imaaraadka Carabta, kuwaas oo…
Open this website in Safari first.
Urur Taliban ayaa la sheegay inay hor istaageen inay dalkaas ka dhoofaan, hablo deeq waxbarasho ka helay dalka Imaaraadka Carabta, kuwaas oo…
Madaxii kooxda calooshood u shaqeystayaasha Wagner, Yevgeny Prigozhin ayaa maanta oo Arbaco ku dhintay shil diyaaradeed ka dhacay waddanka Ruushka. Diyaarad ka kacday…
Dowladda Puntland ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay go’aankii xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku sheegtay in ay xannibayso Apps-ka Tiktok, Telegram iyo 1Xbet.…
Dowladda hoose ee Xamar ayaa heshiis la gaartay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga, kaas oo ku aadan bilaabidda mashruuc koronto looga dhalinayo…
Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu maalinimada Khamiista isu dhiibi doono masuuliyiinta gobolka Georgia, si loogu soo oogo…
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faafaahinta ka bixisay qarax ismiidaaminta ah oo saaka ka dhacay xarunta dhul bixinta dowladda hoose ee Xamar oo…
Guddoomiyaha maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland, Xasan Yuusuf Nuur ayaa saaka oo Talaado safar aan la shaacin ugu baxay dalka dibaddiisa. Ilo…
Guutada Duufaan oo kamid ah ciidamada SSC-khaatumo ayaa war rasmi ah ka soo saaray rag ka hadlay muuqaal ku faafiyay baraha bulshada…
Dayax gacmeed lagu magcaabo Luna-25 oo Ruushku leeyahay ayaa ku dul burburay dayaxa dushiisa, sida ay sheegtay wakaaladda sahanka hawada sare ee…
(Somaaliya Mar Kale DHiig Waa Loogu Wan Qali!!) Itoobiya iyo guumeystayaashii kale ee dalka soo haliilay runtii qorshahooda marna isma bedelin, waxaana…