Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Somaliland oo ciidamo ku biirisay xiisad qabiil oo ka taagan Gobolka Togdheer

Xiisad colaadeed ayaa ka aloosan miyiga Dhaal-maygaag oo u dhexeeya degaannada Horufadhi iyo Qorilugud ee Gobolka Togdheer Xiisadda oo ku… Sii akhri

Posted on July 17, 2023July 17, 2023 by News Office

Booliska dowlad degaanka Soomaalida oo soo qabtay nin dil ka geystay Puntland

Posted on July 17, 2023July 17, 2023 by News Office

Booliska dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ciidanka Booliska Puntland u soo gacan geliyay nin ku eedaysan dil oo ka baxsaday… Sii akhri

36 ajaanib ah oo mar kale maanta Maxkamad lagu soo taagay magaalada Muqdisho

Posted on July 16, 2023July 16, 2023 by News Office

36 ajaanib ah oo ku eedaysan kalluumeysi sharci-darro ah ayaa maanta mar kale maxkamad lagu soo taagay magaalada Muqdisho. Maxkamadda… Sii akhri

Dhinacyada Suudaan oo wada-hadallo ku yeelanaya dalka Sacuudiga

Posted on July 16, 2023July 16, 2023 by News Office

Wakiilo ka socda Suudaan ayaa gaaray magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga si ay dib u billaabaan wada-hadallada ay la leeyihiin… Sii akhri

Shir ku saabsan Amniga oo lagu qabtay xarunta dowladda hoose ee Xamar

Posted on July 16, 2023July 16, 2023 by News Office

Shir ku saabsan dardar gelinta Amniga xarunta dowladda hoose ee Xamar ayaa lagu qabtay xaruntaas. Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Israel oo si deg deg ah isbitaal loo dhigay

Posted on July 16, 2023July 16, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa isbitaalka loola cararay, waxaana baaritaan caafimaad loo dhigay Isbitaalka Sheba ee magaalada Tel Hashomer.… Sii akhri

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Kulan la yeeshay Gudoomiyaashii ka horeeyay

Posted on July 16, 2023July 16, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hooygiisa Kulan casho ah ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii hore… Sii akhri

Urur siyaasadeedka Mideeye mowqif ka istaagay xaaladda hubanti la’aanta ah ee ka jirta Puntland

Posted on July 15, 2023July 15, 2023 by News Office

Urur siyaasadeedka Mideeye ayaa war rasmi ah ka soo saaray xaaladda hubanti la’aanta siyaasadeed ee ka taagan Puntland. War-saxaafadeed ka… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay ergeyga cusub ee Qarammada Midoobey ee Soomaaliya

Posted on July 15, 2023July 15, 2023 by News Office

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta kulankii u horreeyay ku qaabilay ergeyga cusub ee Qarammada Midoobey… Sii akhri

Kooxda RSF ee ka dagaallanta Suudaan oo lagu eedeeyay xarigga in ka badan 5000 kun oo qof

Posted on July 15, 2023July 15, 2023 by News Office

Hay’adaha xuquuqul insaanka ee Suudaan ayaa helay cadaymo ay kooxda Rapid Support Forces (RSF) ku xirtay caasimadda in ka badan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close