Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xasan Abgaal oo xukuumadda Puntland ku dhaliilay mushaar la’aanta ciidamada iyo amni-xumada Boosaaso

Wasiir hore Xasan Shire Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland ayaa xukuumadda madaxweyne Deni ku dhaliilay gadoodka… Sii akhri

Posted on August 15, 2023August 15, 2023 by News Office

Madaxweyne Deni oo magacaabay saddex xubnood oo kamid ah guddiga PEC

Posted on August 15, 2023August 15, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magacaabay saddex xubnood oo kamid noqonaya guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC. Madaxweynaha ayaa… Sii akhri

26 rayid ah oo ku dhintay duqaymo ka dhacay dalka Itoobiya

Posted on August 15, 2023August 15, 2023 by News Office

Shaqaalaha caafimaadka ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in ugu yaraan 26 qof oo rayid ah ay ku dhinteen duqayn diyaaradaha… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo shir-guddoomiyay Shir ku saabsan deyn cafinta dalka

Posted on August 14, 2023August 14, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan muhiim oo looga hadlayay jiheynta… Sii akhri

War-murtiyeed laga soo saaray shir Maaliyadeed oo Muqdisho lagu qabtay

Posted on August 14, 2023August 14, 2023 by News Office

Shir mudda laba cisho ah u socday Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa… Sii akhri

Dowladda Ukraine oo soo riday diyaarado uu Ruushku adeegsanayay

Posted on August 14, 2023August 14, 2023 by News Office

Masuuliyiinta dalka Ukraine ayaa sheegay in duqayn dhinaca cirka ah uu Ruushku la beegsadeen dekeda ku taala koonfurta magaalada Odesa… Sii akhri

Urur siyaasadeedka Mideeye oo si adag ugu jawaabay madaxweynaha Puntland

Posted on August 14, 2023August 14, 2023 by News Office

Urur siyaasadeedka Mideeye ayaa jawaab ka bixiyay baaq uu dhawaan jeediyay madaxweynaha Puntland Siciid Deni kaas oo ahaa in Mideeye… Sii akhri

Qarax weyn oo gilgilay xarun lagu keydiyo gantaalaha oo ku taalla Suuriya

Posted on August 14, 2023August 14, 2023 by News Office

Qarax weyn ayaa laga maqlay keydka gantaallada maleeshiyaad taabacsan Iiraan ay ku leeyihiin bariga caasimadda Suuriya ee Dimishiq sida laga… Sii akhri

Israa’iil oo diiday ergeyga cusub ee Sacuudiga u qaabilsan Falastiiniyiinta

Posted on August 13, 2023August 13, 2023 by News Office

Israa’iil ayaa maanta oo Axad ah meesha ka saartay in xafiis dublamaasiyadeed uu magaalada Quddus ku yeesho ergayga cusub ee… Sii akhri

Puntland: Ciidamo gadoodsan oo xalay qabsaday kastamka degmada Xarfo

Posted on August 13, 2023August 13, 2023 by News Office

Ciidamo ka tirsan Puntland oo gadoodsan ayaa xalay qabsaday kastamka degmada Xarfo ee Gobolka Mudug. Ciidamada oo ka gadoodsan mushaar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close