Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo si kulul uga hadashay weerarka lagu qaaday hoyga Gen. Sheegow ee Muqdisho

Dowladda Puntland ayaa si kulul uga hadashay weerar sida la sheegay xalay lagu qaaday guri uu Muqdisho ka deggan yahay… Sii akhri

Posted on August 19, 2023August 19, 2023 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Villa Somalia

Posted on August 18, 2023August 18, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Soomaaliya, kadib markii uu dhawaan is casilay… Sii akhri

Madaxweynaha Shiinaha oo ka qaybgalaya Shir Madaxeedka ururka BRICS

Posted on August 18, 2023August 18, 2023 by News Office

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo shir madaxeedka wadamada ku bahoobay ururka BRICS, kaas oo… Sii akhri

Madasha siyaasadda Puntland oo si adag uga hadashay dilkii Abwaan Jaamac Kediye

Posted on August 18, 2023August 18, 2023 by News Office

Madasha Siyaasadda Puntland ayaa canbaareysay duqaymaha aan kala sooca lahayn ee weli Somaliland ka waddo Laascaanood. Madasha ayaa ka tacsiyeeyaysay… Sii akhri

Wasaaradda Waxabarashada Soomaaliya oo go’aan ka soo saartay Tacliinta sare ee dalka

Posted on August 17, 2023August 17, 2023 by News Office

Wasaaradda Waxbarashada hiddah iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed waxay la wadaagtay in ardayda ka soo baxda dugsiyada… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo si adag uga hadlay falkii Somaliland ku dishay Abwaan Jaamac Kediye

Posted on August 17, 2023August 17, 2023 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si adag uga hadlay falkii Somaliland ku dishay abwaankii Soomaaliyeed ee… Sii akhri

Abwaan Jaamac Kediye oo ku geeriyooday duqayn galabta ka dhacday Laascaanood

Posted on August 16, 2023August 17, 2023 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa xaqiijinaya in halkaas galabta lagu dilay Alle ha u naxariistee Abwaankii Soomaaliyeed ee Jaamac… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo daah-furay shirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Maraykanka

Posted on August 16, 2023August 16, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Aqalka martida ku daahfuray Shirka Golaha Ganacsiga Soomaaliya iyo Mareykanka. Shirka oo… Sii akhri

Dagaal xooggan oo weli ka sii socda caasimadda dalka Libya

Posted on August 16, 2023August 16, 2023 by News Office

Caasimadda Libya ayaa waxa weli ka sii socda dagaal xooggan oo u dhaxeeya laba koox oo hubeysan oo ku xiran… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay Danjiraha Midoga Yurub ee Soomaaliya

Posted on August 16, 2023August 16, 2023 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Tiina… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close