Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Maraykanka oo Arbacada berri ah booqan doona Israel

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maalinta berri ah booqan doona Israel, sida uu ku warramay xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken.… Sii akhri

Posted on October 17, 2023October 17, 2023 by News Office

Wararkii u danbeeyay ee qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on October 16, 2023October 16, 2023 by News Office

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in uu halkaas caawa ka dhacay qarax ismiidaamin ah. Qof isku soo xiray… Sii akhri

Madaxwaynaha dalka Croatia “Wan ka laabtay naxariistii aan markii hore u muujiyay Israa’iil”

Posted on October 16, 2023October 16, 2023 by News Office

Madaxwaynaha dalka Croatia Zoran Milanovic ayaa sheegay in uu ka laabtay naxariistii uu markii hore u Muujiyey Israa’iil markay Xamaas… Sii akhri

Dowladda Masar oo ogolaatay in ay furto Marinka Rafah

Posted on October 16, 2023October 16, 2023 by News Office

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Antony Blinken ayaa shaaciyay in dib loo furi doono Marinka Rafah ee ku yaalla xuduudda Gaza… Sii akhri

Cabdiweli Gaas oo Siciid Deni uga digay in uu mudda kororsi samaysto

Posted on October 16, 2023October 16, 2023 by News Office

Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiweli Gaas oo wareysi bixiyay ayaa uga digay madaxweyne Siciid Deni in uu mudda kororsi… Sii akhri

Maamulka SSC-Khaatumo oo ka digay abaabulka dagaal ee Somaliland wado

Posted on October 16, 2023October 16, 2023 by News Office

Somaliland ayaa sida wararku sheegayaan bilowday in ay ciidamo ku daabusho ceelka lagu magacaabo God heeli oo ka tirsan degaanka… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee dagaal ka dhacay Galgaduud

Posted on October 15, 2023October 15, 2023 by News Office

Mas’uuliyiinta maamulka Galmudug ayaa xaqiijiyey in maleeshiyaadka Shabaab ay saaka soo weerareen ciidamada dawladda iyo kuwa degaanka oo ku sugan… Sii akhri

PRESIDENT DENI’S DILEMMA: THE PATH TO PUNTLAND’S FUTURE

Posted on October 15, 2023October 15, 2023

President Said Abdullahi Deni spoke to the Puntlanders on October 13, 2023, two days after he returned from a trip… Sii akhri

Puntland oo gacanta ku dhigtay madaxii Sahanka iyo Sirdoonka maleeshiyaadka AS

Posted on October 15, 2023October 15, 2023 by News Office

Ciidanka Amniga Puntland ee PSF ayaa warbixin ka soo saaray hawlgal qorshaysan, oo ay ka fuliyeen buuraleyda gobolka Bari Taliska… Sii akhri

Boqortooyada Sacuudiga oo hakisay wada-hadalladii Israa’iil

Posted on October 15, 2023October 15, 2023 by News Office

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa hakisay wada-hadallada ku saabsan in ay caadiyeyso xiriirka Israa’iil. “Sacuudi Carabiya ayaa go’aansatay in ay hakiso… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close