Mike Johnson oo loo doortay Af-hayeenka Aqalka Wakiillada Maraykanka
Aqalka Wakiillada Maraykanka ayaa maanta u doortay Mike Johnson oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga in uu noqdo Afhayeenka Aqalka, kadib… Sii akhri
Aqalka Wakiillada Maraykanka ayaa maanta u doortay Mike Johnson oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga in uu noqdo Afhayeenka Aqalka, kadib… Sii akhri
Hoggaamiye Cabdiqaadir Aw-Cali oo u weheliyo Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka Dr. Maaxamed Cabdi Ismaaciil ayaa kulan gaar ah la qaatay… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 53-Aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa… Sii akhri
Xubnaha xisbiga Jamhuuriga u matala Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa mar kale shalay isku dayay in ay soo magacaabaan murashax cusub… Sii akhri
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo ay weheliyaan Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka, Guddoomiyaha Golaha Dhexe, Xubno ka tirsan Golaha Fulinta iyo Golaha… Sii akhri
Dallada ay ku midaysan yihiin mucaaradka Puntland ayaa caddeeyay mowqifkooda ku aaddan Jadwalkii mudda kordhinta dowladda ee uu shaaciyay guddiga… Sii akhri
Garoowe: 24 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 47 ee 24-ta… Sii akhri
Guddiga doorashada Puntland ee PEC ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada madaxtinimada Puntland ee sannadka 2024. War-saxaafadeed ka… Sii akhri
Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Puntland S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay dowladda Sweden iyo… Sii akhri
Hay’adda Qaramada Midoobay ee qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta ayaa sheegtay in 29 ka mida shaqaaleheeda, lagu dilay Gaza, tan iyo markii… Sii akhri