Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Doorasho iyo Dimoqraadiyad dhab ah kaga dayo ardayda Dugsiga Nugaal!

Ha u qaadan in sanduuqyada waraaqaha lagu ridayo loo jeedo, safka iyo kala sugga, daadihinta doorashada daaha furan ay tahay… Sii akhri

Posted on October 1, 2023October 1, 2023 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku casumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Posted on October 1, 2023October 1, 2023 by News Office

Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa markii u horraysay tan iyo intii la doortay marti qaad Rasmi… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhuusamareeb ku qaabilay qaar kamid ah Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed

Posted on September 30, 2023September 30, 2023 by News Office

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BFS iyo siyaasiyiin… Sii akhri

Golaha Fulinta SSC-khaatumo oo maanta shir muhiim ah yeeshay

Posted on September 30, 2023September 30, 2023 by News Office

Hoggaamiyaha Golaha Fulinta ee Maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo uu weheliyo Hoggaamiye Kuxigeen, Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil ayaa… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo dil ku xukuntay xubno loo haysto Shabaabnimo

Posted on September 30, 2023September 30, 2023 by News Office

Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku xukuntay laba xubnood oo loo haysto… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo booqanaya Laascaanood iyo jiidda Oog

Posted on September 30, 2023September 30, 2023 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa la filaya in uu bilowga Todobaadkan dib ugu laabto Puntland kadib in ka badan 45 cisho… Sii akhri

UNHCR oo warbixin ka soo saartay tirada muhaajiriinta sanadkan ku dhintay badda Meditareeniyaanka

Posted on September 30, 2023September 30, 2023 by News Office

In ka badan 2,500 oo muhaajiriin ah ayaa dhintay ama la waayey ayaga oo isku dayaya inay badda Meditareeniyaanka uga… Sii akhri

Maraykanka oo 5 milyan oo Dollar dul-dhigay Madaxa Abuukar Cali Aadan oo ka tirsan kooxda AS

Posted on September 29, 2023September 29, 2023 by News Office

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Mareykanka ayaa sheegtay in lacag dhan 5 milyan oo dollar ay ku  abaalmarineyso qof  kasta… Sii akhri

Sirdoonka Soomaaliya oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan in uu Hubka iyo walxaha Qarxa Dibada uga soo iibin jiray Alshabaab

Posted on September 29, 2023September 29, 2023 by News Office

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa gacanta ku dhigtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh (Saki) oo ku eedaysan in… Sii akhri

Dalalka ku midaysan Hawlgalka ATMIS oo taageeray Codsigii Soomaaliya

Posted on September 29, 2023September 29, 2023 by News Office

Waddamada ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsigii madaxwenaha Soomaaliya ee ahaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close