Kala shaki xooggan ka dhex taagan Siciid Deni iyo shakhsiyaad kamid ah kooxdiisa ololaha doorashada
Kala shaki xooggan ayaa ka dhex taagan Siciid Deni iyo shakhsiyaad ka tirsan kooxda u qaabilsan ololaha dib u-doorashada. Warar lagu kalsoonaan…
Open this website in Safari first.
Kala shaki xooggan ayaa ka dhex taagan Siciid Deni iyo shakhsiyaad ka tirsan kooxda u qaabilsan ololaha dib u-doorashada. Warar lagu kalsoonaan…
Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Xasan Cabdalla Xasan ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 2-aad ee Kalfadhiga 1-aad…
8 xubnood oo ka tirsan xildhibaannada cusub ee Puntland ayaa saaka lagu dhaarinaya xarunta Baarlamanka. Xubnahan 8-da ah ayaa dhammaantood shalay ka…
Maamulka Somaliland ayaa maanta Itoobiya u saxiixay heshiis ku saabsan bixinta dhul badeed laga dhisayo deked iyo saldhig millatari. Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha…
Musharrixiinta Mucaaridka ah ee Puntland oo maanta shir deg deg ah isugu yimid ayaa gebi ahaanba qaadday liiska cusub ee Baarlamanka Puntland…
Guddoomiyihii guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ayaa ka horyimid liiska cusub ee xildhibaannada Baarlamanka oo ay xalay shaaciyeen xubno kamid ah guddiga.…
Dhammaan xildhibaannada cusub ee Puntland ayaa saaka lagu wargeliyay in ay soo xaadiraan xarunta Baarlamanka. Qoraal kooban oo ka soo baxay xog-hayaha…
Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ayaa goordhawayd ku dhawaaqay liiska 66-da xildhibaan ee Baarlamaanka 6-aad ee Puntland. Warbaahinta madaxa bannaan ayaa loo…
Musharrixiinta Mucaaridka ah ee Puntland ayaa goor dhaw shir deg deg ah ka yeelanaya falcelinta ku aaddan liiska cusub 66-ka Baarlamanka. Warar…
Magaalada Garoowe waxa weli ka taagan xiisadda arrimaha doorashada oo ay ku muransan yihiin madaxweyne Deni iyo musharrixiinta Mucaaridka ah. Labada dhinac…