Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay Gurmadka Fatahaadaha

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay roobabka daadadka wata ee ka da’aya… Sii akhri

Posted on November 23, 2023November 23, 2023 by News Office

Wararkii u danbeeyay ee Xabbad-joojinta Israa’iil iyo Xamaas

Posted on November 23, 2023November 23, 2023 by News Office

Isra’iill ayaa xalay sheegtay, in sii deynta ilaa 50 qof oo ka mid ah Israa’iiliyiinta u afduuban Xamaas aysan dhici… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Isimada SSC ka aqbalay dhex-dhexaadinta isaga iyo mucaaridka

Posted on November 23, 2023November 23, 2023 by News Office

Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka SSC-khaatumo oo Garoowe ku sugan ayaa xalay kulan la yeeshay madaxweynaha Puntland Siciid Deni. Isimada… Sii akhri

Iska hor-imaad ciidan oo mar kale saaka dib uga bilowday Buq-dharkayn

Posted on November 23, 2023November 23, 2023 by News Office

Iska hor-imaad ciidan ayaa mar kale saaka dib uga bilowday jiidda Buq-dharkayn ee galbeedka gobolka Sool. Dhawaqa rasaas xooggan ayaa… Sii akhri

Togdheer: Dagaal u dhexeeya Ciidamada SSC iyo Somaliland oo ka qarxay jiidda Qorulugud

Posted on November 22, 2023November 22, 2023 by News Office

Wararka ka imaanaya jiidda Qorulugud ee gobolka Togdheer ayaa xaqiijinaya in uu halkaas ka socdo dagaal xooggan. Dagaalka ayaa bilowday… Sii akhri

Maamulka SSC-Khaatumo oo war rasmi ah ka soo saaray dagaalka Buq-dharkayn

Posted on November 22, 2023November 22, 2023 by News Office

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa war rasmi ah ka soo saaray dagaalka ka socda degaanka Buq-dharkayn ee galbeedka gobolka Sool. War-saxaafadeed ka… Sii akhri

Somaliland oo maxaabiis iyo gaadiid dagaal saaka lagaga qabsaday dagaalka Buq-dharkayn

Posted on November 22, 2023November 22, 2023 by News Office

Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo saaka ka qarxay jiidda Buq-dharkayn ee galbeedka gobolka Sool. Dagaalka… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo Khamiista cod u qaadaya Wax-ka beddelka xeerka doorashooyinka qof iyo cod

Posted on November 22, 2023November 22, 2023 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka dowladda Puntland ayaa sida lagu wado Khamiista berri ah cod u qaadi doona wax-ka beddelka xeerka doorashooyinka qof… Sii akhri

Dagaal culus oo ka socda jiidda Buq-dharkayn ee galbeedka Sool

Posted on November 22, 2023November 22, 2023 by News Office

Dagaal xooggan oo dhawr jiho ah ayaa saaka ka socda nawaaxiga Buq-dharkayn oo dhaca duleedka degaanka Yeyle. Ciidamada Somaliland oo… Sii akhri

Saaxiibada Beesha Caalamka oo si adag uga hadlay Xiisadda dagaal ee ka taagan Garoowe

Posted on November 21, 2023November 21, 2023 by News Office

Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa walaac xooggan ka muujiyay xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Garoowe. War-saxaafadeed wadajir ah oo ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close