Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Somaliland oo maleeshiyaad horleh ku soo daabushay jiidda Buq-dharkayn

Somaliland ayaa maleeshiyaad beelaysan ku daabulaysa jiidda Goldheero iyo Buq-dharkayn oo dhaca duleedka degaanka Yeyle. Wararka ayaa sheegaya in Somaliland… Sii akhri

Posted on November 21, 2023November 21, 2023 by News Office

Maxaa dhexmaray Madaxweyne Deni iyo guddi loo xil-saaray xeerka doorashada qof iyo cod?

Posted on November 21, 2023November 21, 2023 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa xalay kulan hoose la yeeshay guddi gaar ah oo Baarlamaanka Puntland u xil-saaray ka shaqaynta… Sii akhri

Sirdoonka Puntland oo 24 saac gudahood fashiliyay qaraxii labaad oo lagu aasay Boosaaso

Posted on November 21, 2023November 21, 2023 by News Office

Ciidanka Sirdoonka gaarka ah u qaabilsan Puntland ee lagu magacaabo PISF ayaa saaka shaaciyay in ay fashiliyeen qarax miino oo… Sii akhri

Puntland: Waan-waan nabadeed oo laga dhex wado beelo ku dagaallamay Sheerbi

Posted on November 21, 2023November 21, 2023 by News Office

Wararka ka imaanaya gobolka Karkaar ayaa sheegaya in waan-waan nabadeed laga dhex wado laba beelood oo ku dagaallamay degaanka Sheerbi.… Sii akhri

Odayaasha dhaqanka SSC oo bilaabay xal u raadinta xiisadda Garoowe

Posted on November 20, 2023November 20, 2023 by News Office

Qaar kamid ah isimada dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa magaalada Garoowe ka bilaabay xal u raadinta xiisadda ka taagan arrimaha doorashada 2024.… Sii akhri

Sirdoonka Puntland oo fashiliyay qarax miino oo lagu diyaariyay Boosaaso

Posted on November 20, 2023November 20, 2023 by News Office

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda dowladda Puntland ee PISA ayaa fashilisay qaraxyo lagu diyaariyay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Hay’adda… Sii akhri

Ciidamo ka tirsan Puntland oo la dhex dhigay beelo ku dagaallamay Sheerbi

Posted on November 20, 2023November 20, 2023 by News Office

Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo uu wato taliye lagu magacaabo Cartan Jicif ayaa saaka ku sugan degaanka Sheerbi halkaas… Sii akhri

Xaaladda Garoowe oo saaka deggan kadib xiisad laga dareemay shalay

Posted on November 20, 2023November 20, 2023 by News Office

Xaaladda magaalada Garoowe oo saacadihii la soo dhaafay laga dareemay  dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa u muuqata saaka mid deggan. Weli… Sii akhri

Qoys ka bara-kacay Garoowe oo shil dhimasho iyo dhaawac sababay ku galay degaanka Xaaji khayr

Posted on November 20, 2023November 20, 2023 by News Office

Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa shil gaari oo xalay ka dhacay goollada degaanka Xaaji Khayr oo ka tirsan… Sii akhri

Fadhigii Baarlamanka Puntland ee Isniinta berri ah oo loo baajiyay xaalado amni

Posted on November 19, 2023November 19, 2023 by News Office

Fadhigii Baarlamanka Puntland ee Isniinta berri ah ayaa gebi ahaanba la baajiyay, sida ay xaqiijinayaan warar lagu kalsoon yahay. Xildhibaannada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close