Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Jubaland
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa Kismaayo ku soo…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa Kismaayo ku soo…
Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa saaka qabsaday kantaroolka bari ee caasimadda Garoowe. Warar lagu kalsoon…
Aqalka sare ee Senateka ayaa Salaasadii meelmariyey, lacag gargaar ah oo la siinayo Ukraine, Israa’iil iyo Taiwan, waxaana ogolaaday 70 mudane oo…
Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay warkii maanta Somaliland ku sheegtay in ay dib ula wareegtay maamulidda hawada maamulkaasi War…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ku hawllan dhismaha golaha xukuumadda cusub ayaa caawa bilaabaya in uu qaabilo xildhibaannada Baarlamanka Puntland. Madaxweyne Deni…
Somaliland ayaa saaka ku dhawaaqday in ay maamulka Hawada kala soo noqonayso dowladda Soomaaliya oo ay ku eedaysay xad-gudubyo joogto ah. War-saxaafadeed…
Wararka ka imaanaya Boosaaso ayaa sheegaya in guud ahaan magaalada laga raafay inta badan dadkii ka soo tahriibay dalka Itoobiya. Hawlgal ciidan…
Kooxda Xamaas eer Reer Falastiin ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in maxaabiis ay gacanta ku hayeen ay xoog kaga furatay Israa’iil.…
Ciidan ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ku sugan buuraha silsiladda Golis ee gobolka Baru ayaa maanta sheegay in ay ka gadoodsan yihiin…
Ciidanka Booliska Puntland ayaa gacanta ku dhigay shakhsi ku eedaysan in uu xalay dil ka geystay magaalada Gaalkacyo. War kooban oo ka…