Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Kumanaan rayid ah oo qarka u saaran in ay ku dhintaan weerarada Israa’iil ee QASA

Duqeymaha Israa’iil ayaa weli ka sii socda guud ahaan marinka QASA, iyadoo halis dhimasho ay ku jiraan kumanaan falastiiniyiin ah… Sii akhri

Posted on November 17, 2023November 17, 2023 by News Office

Shirka Golaha Wasiirada Jubaland oo looga hadlay Saamaynta Fatahaadda Webiyada

Posted on November 16, 2023November 16, 2023 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo ay kamid yihiin.… Sii akhri

Puntland iyo Ha’adaha Gargaarka oo kulan degdeg ah ka yeeshay Fatahaadda Gaalkacyo

Posted on November 16, 2023November 16, 2023 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyey kulan degdeg ah oo ay ka qeybgaleen  Hay’adaha… Sii akhri

Madaxweynaha Turkiga oo Israa’iil ku tilmaamay dowlad Argagixiso ah

Posted on November 16, 2023November 16, 2023 by News Office

Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Israa’iil ay tahay dowlad argagaxiso ah oo danbiyo dagaal ka geysatay Gaza, kuna… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray degmada Mahadaay

Posted on November 16, 2023November 16, 2023 by News Office

Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo gaaray degmada Mahadaay ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada… Sii akhri

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Burundi oo Shir ay yeesheen ka soo saaray War-murtiyeed wadajir ah

Posted on November 15, 2023November 15, 2023 by News Office

War-murtiyeed wadajir ah oo ku saabsan socdaalka shaqo ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku joogo… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Safar hal Maalin ah ku tegay dalka Burundi

Posted on November 15, 2023November 15, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Safar shaqo oo Maalin ah ku tagay dalka Burundi, halkaas oo… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee Colaadda degaanka Buq-dharkayn ee galbeedka Sool

Posted on November 15, 2023November 15, 2023 by News Office

Wararka ka imaanaya galbeedka gobolka Sool ayaa sheegaya in weli Somaliland maleeshiyaad ururis ah ku soo daabulayso duleedka Buq-dharkayn. Ciidamadii… Sii akhri

Ciidamada Israa’iil oo gudaha u galay isbitaalka ugu weyn ee magaalada Gaza

Posted on November 15, 2023November 15, 2023 by News Office

Ciidamada Israel ayaa maanta gudaha u galay isbitaalka ugu weyn ee magaalada Gaza, waxaana ay baarayeen qolalka iyo qeybta hoose… Sii akhri

Maraykanka iyo UK oo cunaqabateyn ku soo rogaya Shakhsiyaadka taageera Xamaas

Posted on November 15, 2023November 15, 2023 by News Office

Dowladaha Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa qorshaynaya in ay cunaqabateyn ku soo rogaan Shakhsiyaadka iyo Hay’adaha Taageera Xamaas ururka Islamic Jihad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close