Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maraykanka iyo UK oo cunaqabateyn ku soo rogaya Shakhsiyaadka taageera Xamaas

Dowladaha Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa qorshaynaya in ay cunaqabateyn ku soo rogaan Shakhsiyaadka iyo Hay’adaha Taageera Xamaas ururka Islamic Jihad… Sii akhri

Posted on November 15, 2023November 15, 2023 by News Office

Ugu yaraan 8 qof oo ku dhintay fatahaadda magaalada Beledweyne

Posted on November 15, 2023November 15, 2023 by News Office

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku geeriyootay fatahaadda wabiga Shabeelle ee magaalada Baladweyne 24-kii saac ee la soo dhaafay, sida… Sii akhri

Mucaaridka Puntland oo shaaciyay jadwal doorasho oo hal dhinac ah

Posted on November 14, 2023November 14, 2023 by News Office

Dallada ay ku midaysan siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee Puntland ayaa maanta shaaciyay jadwal doorasho oo hal dhinac. Warqad ka soo… Sii akhri

Wasiir Caydiid “Dowladda Soomaaliya ayaa ku soo duushay nabadda iyo jiritaanka Puntland”

Posted on November 14, 2023November 14, 2023 by News Office

Dowladda Puntland ayaa saaka oo Talaado ah ku dhawaaqday in dowladda Federaalka Soomaaliya duullaan ku soo qaaday nabadda iyo jiritaanka… Sii akhri

Garaad Jaamac Garaad Cali oo digniin adag u jeediyay maamulka Somaliland ee weli colaadda hurinaya

Posted on November 14, 2023November 14, 2023 by News Office

Garaadka guud ee maamulka SSC-Khaatumo, Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa digniin kama danbays ah u jeediyay Taliska Somaliland ee ku… Sii akhri

Ugu yaraan 70 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Burkina Faso

Posted on November 14, 2023November 14, 2023 by News Office

Ugu yaraan 70 qof oo rayid ah oo u badnaa dad waayeel ah iyo carruur ayaa lagu dilay weerar ka… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Colaadda Israa’iil iyo Falastiin lagu dhammayn karo Xalka laba dowladood oo siman

Posted on November 14, 2023November 14, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladdaFederaalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay shabakadda Arab News inta uu joogay Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir-gudoomiyay Kulan deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya

Posted on November 13, 2023November 13, 2023 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo dood ka yeeshay Wax ka beddelka Xeerka Dakhliga Cashuuraha Berriga

Posted on November 13, 2023November 13, 2023 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi… Sii akhri

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Eretariya oo ku kulmay dalka Sacuudiga

Posted on November 13, 2023November 13, 2023 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dalka Eretariya Isaias Afwerki ayaa kulan doceed ku yeeshay magaalada Riyaad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close