Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ganacsade Caawa lagu dilay Boosaaso iyo qaraxyo laga maqlay guriga wasiirka Amniga Puntland

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay nin kamid ahaa ganacsatada magaalada. Dabley hubaysan oo… Sii akhri

Posted on February 10, 2024February 10, 2024 by News Office

Toogasho lagu laayay saraakiil Imaaraad ah oo caawa ka dhacday Xerada Gen. Gordan ee Muqdisho

Posted on February 10, 2024February 10, 2024 by News Office

Wararka dheeraad ah ayaa ka soo baxaya toogasho caawa ka dhacday Xerada Jen. Gordon oo ay saldhig ku lahaayeen Saraakiisha… Sii akhri

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay Heshiiska ku biirista Urur Goboleedka EAC

Posted on February 10, 2024February 10, 2024 by News Office

Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay heshiiska ku biirista Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa ( East… Sii akhri

Dowladda Jabuuti oo marti-qaad rasmi ah u soo dirtay Isimada dhaqanka SSC

Posted on February 10, 2024February 10, 2024 by News Office

Dowladda Jabuuti ayaa marti-qaad rasmi ah u fidisay golaha sare ee Isimada dhaqanka SSC-khaatumo sida ay wararku xaqiijinayaan. Dowladda Jabuuti… Sii akhri

Puntland: Wasiir ku xigeen Maxamed Musadaq oo dhagax ilkaha qaar looga riday

Posted on February 10, 2024February 10, 2024 by News Office

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland, Maxamed Musaadaq Sooma-jeeste, ayaa lagu weeraray degmada Xarfo ee Gobolka Mudug, halkaasoo isaga iyo… Sii akhri

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday Heshiis dhanka difaaca ah

Posted on February 10, 2024February 10, 2024 by News Office

Wasiirada Gaashaandhigga ee Türkiye iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis dhinaca gaashaandhigga iyo dhaqaalaha, kaasi oo lagu sii horumarinayo xiriirka… Sii akhri

Natiijada doorashada dalka Pakistan oo weli si weyn loo sugayo

Posted on February 10, 2024February 10, 2024 by News Office

Doorasho isha lagu wado hayo ayaa ka socota Pakistan, in kastoo si la arki karo wax isdaba-marin iyo boob uu… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay khasaaraha dagaalkii galbeedka Mudug

Posted on February 9, 2024February 9, 2024 by News Office

In ka badan 20 ruux oo ka kooban dhinacyadii dagaallamay ayaa ku dhintay dagaal aad u xooggan oo maanta laba… Sii akhri

Puntland oo shaacisay in ay gacanta ku dhigtay Horjoogayaal ka tirsan Daacish

Posted on February 9, 2024February 9, 2024 by News Office

Ciidamada Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen horjoogayaal ka tirsan maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Daacish. Qoraal ka… Sii akhri

Dagaal beeleed xooggan oo ka socda duleedka degmada Galdogob

Posted on February 9, 2024February 9, 2024 by News Office

Dagaal beeleed xooggan ayaa maanta oo Jimce ah ka socda degaanka lagu magacaabo Jiic-Boor oo ka tirsan gobolka Mudug. Wararka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close