Shirkadda Diyaaradaha Dalka Masar ee Egypt Air oo duullimaadyo ka bilaabaysa Soomaaliya
Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya (SCAA), Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa maanta qaabbilay wefdi ka socda Hay’adda Duulista Rayidka Dalka…
Open this website in Safari first.
Maareeyaha guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya (SCAA), Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa maanta qaabbilay wefdi ka socda Hay’adda Duulista Rayidka Dalka…
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in Madaxweyne Vladimir Putin uu helay 88% codadkii la dhiibtay tirinta codadkii ugu horreeyay ee doorashadii madaxtinimo ee…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki.…
Dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uu ku ansixiyey qaraarka oggolaanaya La-Dagaalanka Islaam Nacaybka, iyo magacaabista ergay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga guud ee dalka, ciribtirka Argagixisada iyo sidii…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa garoonka diyaaradaha ee Aaddan Cadde ku sii sagootiyey mas’uuliyiin iyo muwaadiniintii Soomaaliyeed ee…
Ciidamada Israa’iil ayaa waqooyiga Gaza ku dilay 12 ruux oo gargaar doon ah,xilli gawaari kolonyo ah oo sidday shixnad mucaawino ah la…
Garoowe: 17 March 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isagoo ka duulaya barnaamijka wax-qabadka xukuumadda ee Hormarinta Wax-soo-saarka…
Ugu yaraan 34 qof oo tahriibayaal ah ayaa la la’yahay 2 kalana waa ay dhinteen, kadib markii doontii ay la socdeen ay…
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa la kulmay hoggaanka sare ee xafiiska bariga iyo koonfurta…