Israa’iil oo isu diyaarinaysa in ay weerarto magaalada Rafah ee Marinka Gaza
Israa’iil ayaa ansixisay suurtagalnimada weerar lagu qaado magaalada Rafah ee Marinka Gaza, xilli rajo laga qabo in xabbad joojin ay dhacdo, iyadoo…
Open this website in Safari first.
Israa’iil ayaa ansixisay suurtagalnimada weerar lagu qaado magaalada Rafah ee Marinka Gaza, xilli rajo laga qabo in xabbad joojin ay dhacdo, iyadoo…
Ciidanka badda Hindiya ayaa si buuxa ula wareegay markabka MV Ruen, oo loo diiwaangeliyay markabkii u horreeyay ee tobannaan sanno kaddib muddo…
Danjiraha dowladda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa kaga qayb galay kulankii 22-aad…
Wasiirrada arrimaha dibadda Midowga Afrika ayaa shir uga furmay Addis Ababa, iyagoo ka wada-hadlaya qorshaha doorashada guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika , oo…
Ciidamo uu hogaaminayo Taliye xigeenka qaybta Booliska Gobolka Mudug G/dhexe C/Siciid xuseen jaamac (Koomaad) oo isug jira Boolis iyo PMPF ayaa hawlgallo…
Wargeyska New York Times, ayaa soo bandhigay macluumaad dheeraad ah oo la xiriira kulan qarsoodi ah oo dalka Cumaan ay ku yeesheen…
Markabkii ugu horeeyay oo sida shixnad gargaar bini’aadnimo ayaa gaaray xeebta Qasa. Markab laga leeyahay dalka Spain oo lagu magacaabo Open Arms…
Laamaha Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Jimce ah soo af-jaray weerarkii xalay lagu qaaday Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Maleeshiyaad…
Markabka MV Abdullah, oo ay labo maalin ka hor afduubeen koox burcad-badeed Soomaali ah ayaa soo gaaray xeebaha gobolka Mudug. Burcadda ayaa…
Ugu yaraan 29 Falastiiniyiin ah oo sugayay gargaar ayaa lagu dilay laba weerar oo ay geeysteen ciidamada Israa’iil, kuwaas oo ka dhacay…