Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Somaliland oo sheegtay in ay maamulka hawada kala soo noqonayso dowladda Soomaaliya

Somaliland ayaa saaka ku dhawaaqday in ay maamulka Hawada kala soo noqonayso dowladda Soomaaliya oo ay ku eedaysay xad-gudubyo joogto… Sii akhri

Posted on February 13, 2024February 13, 2024 by News Office

Soo-galootiga Itoobiyaanka ah oo guud ahaan laga raafay magaalada Boosaaso

Posted on February 13, 2024February 13, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya Boosaaso ayaa sheegaya in guud ahaan magaalada laga raafay inta badan dadkii ka soo tahriibay dalka Itoobiya.… Sii akhri

Xamaas oo beenisay in Israa’iil maxaabiis xoog kaga furatay

Posted on February 13, 2024February 13, 2024 by News Office

Kooxda Xamaas eer Reer Falastiin ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in maxaabiis ay gacanta ku hayeen ay xoog kaga… Sii akhri

Ciidamada Puntland ee difaaca kaga jira buuraha Golis oo ka gadooday mushaar la’aan

Posted on February 12, 2024February 12, 2024 by News Office

Ciidan ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ku sugan buuraha silsiladda Golis ee gobolka Baru ayaa maanta sheegay in ay ka… Sii akhri

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay eedaysane loo haysto dil xalay ka dhacay Gaalkacyo

Posted on February 12, 2024February 12, 2024 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland ayaa gacanta ku dhigay shakhsi ku eedaysan in uu xalay dil ka geystay magaalada Gaalkacyo. War kooban… Sii akhri

Muxuu yahay qoraalka ku qoran luuqada adag ee Puntland soo waddo?

Posted on February 12, 2024February 12, 2024 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa dhawaan sii daynaysa qoraal luuqad adag ku qoran oo ka dhan ah wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya.… Sii akhri

Puntland oo Boosaaso ka bilowday hawlgal lagu raafayo Soogalootiga Oromada ah

Posted on February 12, 2024February 12, 2024 by News Office

Laamaha Amniga Puntland ayaa Caawa magaalada Boosaaso ka sameeyay hawlgal ciidan oo ay ku tilmaameen mid amniga lagu xaqiijinayo. Hawlgalka… Sii akhri

Xog: Madaxweyne Deni oo xukuumaddiisa cusub ku soo daraya mas’uul ka soo jeeda Koonfur Galbeed

Posted on February 11, 2024February 11, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa markii u horraysay golihiisa xukuumaddiisa ku soo daraya mas’uul ka soo jeeda degaannada Koonfur Galbeed.… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo Agaasimaha hay’adda PSF oo shir gaar ah ku yeelanaya Garoowe

Posted on February 11, 2024February 11, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni iyo Agaasimaha hay’adda PSF, maxamuud Cismaan Diyaano ayaa Todobaadkan shir khaas ah ku yeelanaya Madaxtooyada Garoowe.… Sii akhri

Hoggaamiye Firdhiye oo Talis iyo Hoggaanno cusub u magacaabay Ciidamada SSC

Posted on February 11, 2024February 11, 2024 by News Office

Hoggaamiyaha SSC-khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa xalay Talis iyo Hoggaanno cusub u magacaabay Ciidanka Daraawiishta SSC. Taliyaha guud… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close