Hoggaamiyihii mucaaradka Ruushka oo maanta xabsiga ku dhintay
Hoggaamiyihii mucaaradka Ruushka, Alexey Navalny ayaa maanta la sheegay in uu ku dhintay xabsi uu ku xirnaa. Lama bixin faahfaahin… Sii akhri
Hoggaamiyihii mucaaradka Ruushka, Alexey Navalny ayaa maanta la sheegay in uu ku dhintay xabsi uu ku xirnaa. Lama bixin faahfaahin… Sii akhri
Xoghayaha gaashaanbuurta NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in sannadkani uu yahay, sannadkii ay dalalka Yurub ee xubnaha ka ah isbahaysigu,… Sii akhri
Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa maanta kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo Mareykanka illaa shan saldhig ciidan uu u dhisayo Ciidanka… Sii akhri
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka halkaasi lagu dilay nin ganacsade ah. Dabley… Sii akhri
Hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu dhintay ugu yaraanna ay 22 kale ku dhaawacmeen kaddib marki rasaas oodda loogaga qaaday… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa Kismaayo… Sii akhri
Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa saaka qabsaday kantaroolka bari ee caasimadda Garoowe. Warar… Sii akhri
Aqalka sare ee Senateka ayaa Salaasadii meelmariyey, lacag gargaar ah oo la siinayo Ukraine, Israa’iil iyo Taiwan, waxaana ogolaaday 70… Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay warkii maanta Somaliland ku sheegtay in ay dib ula wareegtay maamulidda hawada… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ku hawllan dhismaha golaha xukuumadda cusub ayaa caawa bilaabaya in uu qaabilo xildhibaannada Baarlamanka Puntland.… Sii akhri