Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Sirdoonka Puntland oo su’aalo weydiinaya suxufi Jamaal Cismaan

Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland ee PISA ayaa maanta garoonka diyaaradaha Garoowe ka wadatay weriye Jamaal Cismaan oo u shaqeeya… Sii akhri

Posted on February 18, 2024February 18, 2024 by News Office

Gabar 13 sano jir ah oo si daran loogu kufsaday barakacayaasha Garoowe

Posted on February 18, 2024February 18, 2024 by News Office

Gabar yar oo da’deeda lagu qiyaasay 13 sano jir ayaa saaka aroortii hore si daran loogu kufsaday xero barakacayaal oo… Sii akhri

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey oo Kulan gaar ah ka yeelanaya Xaaladda Soomaaliya

Posted on February 18, 2024February 18, 2024 by News Office

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa Isniinta berri ah Kulan gaar ah ka yeelanaya Xaaladda Siyaasadeed iyo tan Amni ee Soomaaliya.… Sii akhri

Rabshado u dhexeeya Eriteriyaanka iyo Itoobiyaanka oo ka dhacay dalka Holland

Posted on February 18, 2024February 18, 2024 by News Office

Rabshado waaweyn ayaa ka bilowday magaalada Hague ee dalka Holland. Koox badan oo tahriibayaal Eriteriyaan ah ayaa weerarray dhisme ay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaaraysay dowladda Itoobiya

Posted on February 17, 2024February 18, 2024 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Itoobiya carqaladeysay wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb galay shir madaxeedka Midowga Afrika… Sii akhri

Madaxweynaha Kenya oo boorasho rasmi ah ku tegaya Aqalka Cad ee Maraykanka

Posted on February 17, 2024February 17, 2024 by News Office

Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa booqasho rasmi ah (State Visit) ku tagaya Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka. Madaxweyne… Sii akhri

Biden oo Putin ku eedeeyay geerida hoggaamiyihii Mucaaradka Ruushka

Posted on February 17, 2024February 17, 2024 by News Office

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa ka falceliyey geerida hoggaamiyaha mucaaradka ee dalka Ruushka, Alexey Navalny, kaas oo geeriyooday maalintii… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Addis Ababa kula kulmay Safiirada Carabta u jooga dalka Itoobiya

Posted on February 17, 2024February 17, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladdaFederaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degen-yahay magaalada Addis Ababa ku qaabilay Safiirada dalalka Jaamacadda… Sii akhri

Gaalkacyo: Raggii dilay marxuum ganacsade Axmed Tahliil oo gacanta lagu soo dhigay

Posted on February 16, 2024February 16, 2024 by News Office

Mas’uuliyiinta Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in gacanta lagu hayo rag loo haysto dilkii ganacsade Axmed Tahliil Xaaji Aadan.… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa

Posted on February 16, 2024February 16, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb geli Dona  Meertada 37-aad ee shir-madaxeedka Golaha Midowga Afrika.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close