Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maraykanka oo diidmada Qayaxan saaray Qaraarkii Xabbad-joojinta Qaza

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markale ka dooday, qaraar ku baaqaya xabbad joojin bini’aadanimo, si loo joojiyo dagaalka ka… Sii akhri

Posted on February 21, 2024February 21, 2024 by News Office

Soomaaliya iyo Uganda oo kala saxiixday heshiis is afgarad oo dhanka difaaca ah

Posted on February 20, 2024February 20, 2024 by News Office

Wasaaradaha Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Uganda oo magaalada Muqdisho ku kala saxiixday dhammaystirka heshiis is afgarad (MOU) dhanka difaaca ah oo… Sii akhri

Puntland oo si KMG ah u hakisay barnaamijkii ololaha daaweynta Xoolaha

Posted on February 20, 2024February 20, 2024 by News Office

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Puntland ayaa sheegtay in ay si KMG ah u hakisay barnaamijkii daaweynta Xoolaha. Qoraal kooban oo ka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ballan uga baxay 28 kamid ah isimada dhaqanka Puntland

Posted on February 20, 2024February 20, 2024 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni ayaa ka baxay ballan uu u sameeyay 28 kamid ah isimada dhaqanka Puntland. Ballanta uu madaxweynuhu sameeyay… Sii akhri

Xildhibaan Cali Xoosh oo lagu wado in loo magacaabo Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya

Posted on February 20, 2024February 20, 2024 by News Office

Xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh oo ka tirsan Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu ku biiro… Sii akhri

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo digniin adag u dirtay Somaliland

Posted on February 19, 2024February 19, 2024 by News Office

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maamulka gobolada woqooyi ku eedeysay inuu ku kacay falal xadgudubyo heerarkoodu kala duwan yahay oo… Sii akhri

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey oo dood ka yeeshay Arrimaha Soomaaliya

Posted on February 19, 2024February 19, 2024 by News Office

Golaha Ammanaka ee Qaramada Midoobay ayaa dood ka yeeshay arrimaha Soomaaliya. Kulankaasi waxaa diblomaasiyiinta khudabadaha ka jeediyey ka mid ahaa… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Posted on February 19, 2024February 19, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer shaqo ku tagay… Sii akhri

Xafiiska Xuquuq Insaanka Puntland oo war ka soo saaray kufsi ka dhacay barakacayaasha Garoowe

Posted on February 19, 2024February 19, 2024 by News Office

Xafiiska difaacaha xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa war ka soo saaray kufsi gabar yar oo 13 sano jir ah loogu geystay… Sii akhri

Mid kamid ah rag ku eedaysan kufsi ka dhacay duleedka Garoowe oo gacanta lagu dhigay

Posted on February 19, 2024February 19, 2024 by News Office

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal G/sare Maxamed Cali Marduuf ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay mid kamida eedaysanayaal fal kufsiya ugaystay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close