Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wiil uu adeer u yahay Axmed Karaash oo loo wado wasiirka duulista Hawada Puntland

Jaamac Cali Warsame oo uu adeer u yahay Madaxweyne ku xigeenkii hore Axmed Karaash ayaa la filaya in uu kamid… Sii akhri

Posted on February 23, 2024February 23, 2024 by News Office

Xildhibaan aad uga horjeeda Villa Somalia oo ku biiraya golaha wasiirada Puntland

Posted on February 23, 2024February 23, 2024 by News Office

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xasan (Gablax) ayaa sida wararku sheegayaan isu diyaarinaya in uu banneeyo kursiga Baarlamanka Puntland. Cabdiraxmaan Gablax oo… Sii akhri

Eng Jebiye oo ku guul-darraystay in uu ku biiro xukuumadda cusub ee Siciid Deni

Posted on February 23, 2024February 23, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa meesha ka saaray siyaasi Maxamuud Khaliif Jebiye oo raadinayay in uu ku biiro xukuumadda… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo weli ku jaah-wareersan shaacinta liiska wasiiradiisa cusub

Posted on February 22, 2024February 23, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa weli awoodi la’ in uu ku dhiirrado shaacinta liiska golihiisa wasiirada ee cusub. Warar lagu… Sii akhri

Curubyo ka tirsan Ciidamada Soomaaliya oo Kenya kaga qayb-galaya Carbis Millatari

Posted on February 22, 2024February 22, 2024 by News Office

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibrahim Sheikh Muxuyidiin ayaa hadal u jeediyay Ciidamada sida gaarka u tababaran, kuwaas oo ka… Sii akhri

Ugu yaraan 14 qof oo dalka Venezuela ku dhintay god dahabka laga qodo

Posted on February 22, 2024February 22, 2024 by News Office

Ugu yaraan 14 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen tiro kalana ay dhaawacmeen, kaddib marki uu kusoo dummay… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay duqaymaha Israa’iil ka waddo marinka Gaza

Posted on February 22, 2024February 22, 2024 by News Office

Israa’iil ayaa xoojisay duqeymaha ay ka waddo degmada Rafah ee koonfurta Marinka Gaza, kaddib marki la xaqiijiyay in Arbacadi shalay… Sii akhri

Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo si wadajir ah u ansixiyay Heshiiska Difaac Soomaaliya iyo Turkiga

Posted on February 21, 2024February 21, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn… Sii akhri

Golah Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay heshiis difaac oo ay kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya

Posted on February 21, 2024February 21, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga,… Sii akhri

Muxuu yahay Heshiiska Turkigu ku difaacayo Badda Soomaaliya?

Posted on February 21, 2024February 21, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Arbaco ah hadal u jeedinaya labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close