Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay Wasiiru-dowlaha Gaashaandhiga dalka Ingiriiska

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ee Dowladda Ingiriiska Mudane… Sii akhri

Posted on February 25, 2024February 25, 2024 by News Office

Puntland oo ka hadashay Haramcad yar oo geeriyooday markii la soo badbaadiyay kadib

Posted on February 25, 2024February 25, 2024 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in ay aad uga xuntahay Haramcad yar oo ka dhintay. Qoraal ka soo baxay wasaaradda Degaanka… Sii akhri

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo sheegtay in aysan wax amni-xumo ah ka jirin Hawada dalka

Posted on February 25, 2024February 25, 2024 by News Office

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ee SCAA ayaa xalay qoraal rasmi ah ka soo saartay wararka ku saabsan Amniga iyo bad-qabka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciga Ilaalinta iyo Maareynta degaanka

Posted on February 25, 2024February 25, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga illaalinta iyo maareynta degaanka oo ay horray u ansixiyeen labada aqalka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay korortay tirada Carruurta looga tagayo Isbitaallada Muqdisho

Posted on February 25, 2024February 25, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay korortay tirada carruurta looga tagayo isbitaallada iyo waddooyinka Muqdisho. Xafiiska xeer ilaalinta guud ee… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dishay in ka badan 30 Shabaab ah oo horjoogayaal ku jiraan

Posted on February 24, 2024February 24, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay hawlgal qorshaysan ku dishay in ka badan 30 xubnood oo ka tirsan Alshabaab.… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shir-gudoomiyay Shir ku saabsan dhibaatada Isbedelka Cimilada Dunida

Posted on February 24, 2024February 24, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shir muhiim ah oo looga hadlayey qorshaha Qaran… Sii akhri

Maraykanka oo weeraray goobo hub u yaalley Xuutiyiinta Yemen

Posted on February 24, 2024February 24, 2024 by News Office

Milateriga Maraykanka ayaa sheegay inay burburiyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay isticmaalayeen kooxda Xuutiyiinta iyo weliba gantaallada lagu weeraro… Sii akhri

Madaxda Hirshabeelle iyo Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliya oo shir gaar ah yeeshay

Posted on February 24, 2024February 24, 2024 by News Office

Madaxweynaha Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo xalay shir-guddoomiyay shir gaar ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada… Sii akhri

Wiil uu adeer u yahay Axmed Karaash oo loo wado wasiirka duulista Hawada Puntland

Posted on February 23, 2024February 23, 2024 by News Office

Jaamac Cali Warsame oo uu adeer u yahay Madaxweyne ku xigeenkii hore Axmed Karaash ayaa la filaya in uu kamid… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close