Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Marinka QAZA oo laga cabsi qabo in Macluul ka dillaacdo

Saraakiil ka tirsan hay’adaha samafalka ee Qaramada Midoobay ayaa ka digay Salaasadii, inay jirto halis aad u weyn oo ku… Sii akhri

Posted on February 28, 2024February 28, 2024 by News Office

Gabar ardayad ah oo lagu dilay Garowe

Posted on February 27, 2024February 27, 2024 by Desk

Allaha u naxariistee Ubax Yaasiin Cali Aar oo dhigan jirtay mid ka mid ah jaamacadaha Garowe ayaa galinkii dambe ee… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Nairobi kaga qayb-galaya Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Arimaha Degaanka

Posted on February 27, 2024February 27, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya uga qeyb-gali doono Meertada rasmiga… Sii akhri

Iran oo hoos u dhigtay Kaydkeeda uranium-ka u dhaw Nukliyeer ah

Posted on February 27, 2024February 27, 2024 by News Office

Iran ayaa hoos u dhigtay kaydkeeda ku dhow uranium-ka heerka bamka nukliyeer ah saddexdii bilood ee la soo dhaafay. Tallaabadaas… Sii akhri

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya oo la kulmay Madaxda USAID

Posted on February 27, 2024February 27, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta… Sii akhri

Nin dab isku qabadsiiyay afaafka Safaaradda Israa’iil ee Washington

Posted on February 26, 2024February 26, 2024 by News Office

Sida ay mas’uuliyiintu sheegeen nin ayaa xalay dab isku qabadsiiyay banaanka Safaaradda Israel ay ku leedahay magaaladan Washington. Ninkan oo… Sii akhri

Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday heshiis ku saabsan Arrimaha Sharciga

Posted on February 26, 2024February 26, 2024 by News Office

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallim Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa iyo Wasiirka Cadaaladda… Sii akhri

Madaxweyne Biden oo la kulmaya mas’uuliyiinta u sarraysa Koongareyska Maraykanka

Posted on February 26, 2024February 26, 2024 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa kulan ka dhacaya Aqalka Cad maalinta berri ah isugu yeeray afarta masuul ee ugu sarreeya… Sii akhri

Muqdisho: Kiiska Sayid Cali oo ku eedaysan in uu gubay xaaskiisa oo maanta mar kale maxkamadu u fariisanayso

Posted on February 26, 2024February 26, 2024 by News Office

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisaneysa dhegeysiga dacwad ciqaabeed uu eedeysane ka yahay Sayid Cali Macallim Daa’uud oo… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay Wasiiru-dowlaha Gaashaandhiga dalka Ingiriiska

Posted on February 25, 2024February 25, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ee Dowladda Ingiriiska Mudane… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close