Maamulaha shirkadda Amal Bank ee magaalada Qardho oo laga sii daayay koox saaka af-duubtay
Maamulaha shirkadda Amal Bank ee magaalada Qardho Yuusuf Salaad Maxamuud (Yuusuf Dheere) oo saaka laga af-duubtay Qardho ayaa ugu danbayn lagu guulaystay…
Open this website in Safari first.
Maamulaha shirkadda Amal Bank ee magaalada Qardho Yuusuf Salaad Maxamuud (Yuusuf Dheere) oo saaka laga af-duubtay Qardho ayaa ugu danbayn lagu guulaystay…
Dowlada Jabuuti ayaa sheegtay in aysan Itoobiya siin doonin deked ay 100% maamusho, taasi oo ka duwan ballan-qaadkii hore ee Jabuuti. Wasiirka…
Dabley hubaysan ayaa saaka magaalada Qardho ka af-duubtay Maamulihii Shirkadda Amal Bankii Xafiiskeeda Qardho Yuusuf Salaad Maxamuud (Yuusuf Dheere). Yuusuf Dheere oo…
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu af-duubtay Eng. Cabdirashiid Yaasiin Nuur Geesood oo kamid ah Qoyska Madaxweyne…
Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee saaka ku…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa si adag u difaacay Xildhibaannadii Reer Koonfur Galbeed ee taageeray…
Xafiska Tirakoobka Jabuuti ayaa soo bandhigay natiijada Tirakoobkii Saddexaad ee Dadweynaha iyo Guriyeynta dalka Jabuuti, kaas oo Muujinaya in dadka reer Jabuuti…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeybgalay Shirka Amniga iyo Isbeddelka Cimilada oo looga hadlayey…
Dhimashada ka badan 50-ka qof ayaa ka dhacday gobolka Bartamaha Nigeria ee Niger kaddib markii booyad shidaal ay ku dhacday gaari xamuul…
Edmundo Gonzalez oo ah musharraxi xisbiga mucaaridka Venezuela u matalay doorashadi madaxtinimo ee bishi July, ayaa gaaray dalka Spain, halkaas oo uu…