Khasaaraha dagaalkii saaka aroortii ka bilowday nawaaxiga degmada Towfiiq oo makhribkii istaagay
Dagaal beeleed culus oo saaka ka bilowday nawaaxiga degmada Towfiiq ee bariga gobolka Mudug ayaa makhribka joogsaday. Dagaalka oo saacado badan socday…
Open this website in Safari first.
Dagaal beeleed culus oo saaka ka bilowday nawaaxiga degmada Towfiiq ee bariga gobolka Mudug ayaa makhribka joogsaday. Dagaalka oo saacado badan socday…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shirka Wasiirrada Golaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay magaalada Baydhabo.…
Dagaal xooggan ayaa aroornimadii hore ee saaka ka bilowday degaanka Buq oo wax yar u jira degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug. Dagaalka…
Wararka ka imaanaya degaan xeebeedka Gabbac oo qiyaastii 30 dhinaca bari ka xiga degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaasi…
Mas’uuliyiinta caafimaadka Falastiin ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israa’iil ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza lagu dilay haween…
Taliska Ciidanka PSF ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray xiisad maalmahan ka taagan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Warsaxaafadeed ka soo baxay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Ra’iisul wasaare Xamse…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Koonfur Galbeed. Warar lagu kalsoon…
Xaaji Muuse Boqor wuu beeniyay in xiriirka SYL iyo Masar fududeynayo in shuuciyaddu ku fiddo Soomaaliya 1957kii. Muqdisho (Faallo) — Ururkii Dhallinyarada Soomaaliyeed (Somali…
Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris oo Dimoqraadi ah, iyo Madaxweynihii hore Donald Trump oo Jamhuuri ah, ayaa habeenkii xalay yeeshay dood adag…