Dowladda Masar oo mar kale si adag u difaacday midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya
Dowladda Masar ayaa mar kale ku celisay mawqifkeeda ku aaddan ilaalinta midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda dowladda… Sii akhri