Nin hubaysan oo weeraray Qunsuliyadda Israa’iil ee magaalada Munich
Booliska Jarmalka ayaa magaalada Munich ku toogtay nin u dhashay dalka Austria, ka dib markii ay rasaas isku weydaarsadeen meel ku dhow…
Open this website in Safari first.
Booliska Jarmalka ayaa magaalada Munich ku toogtay nin u dhashay dalka Austria, ka dib markii ay rasaas isku weydaarsadeen meel ku dhow…
Ciidamada Israa’iil ayaa Jimcihi shalay sii waday duqeymaha cirka ah ee ay ka wadaan Marinka Gaza, iyada oo dhanka kalana ay rabshado…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay Madaxweynaha Shiinaha, Mudane Xi Jinping, Madaxtooyada…
Afhayeenka Qaramada Midoobey Stephane Dujarric ayaa sheegay in in ka badan hal milyan oo qof oo ku nool bartamaha iyo koonfurta Gaza…
Ciidamada laamaha amniga Gobolka Mudug ee dhinaca Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay laba eedeysane iyo gaari ay wateen oo ku socday…
Dowladda Japan ayaa ka walaacsan waayeelada kaligood guryaha ku nool ee dhimanaya. Kaliya sannadkan 2024 in ka badan afartan kun (40,000) oo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa warbixinta shaqooyinka laga qabtay Gobolka Mudug ka dhegaystay Masuuliyiinta Dowladda ee ku sugan …
Dowladda Itoobiya ayaa bilowday in ay kumanaan millitari ah oo gaashaaman ku daabusho xadka Gobolka Shabeelle ee dowlad degaanka Soomaalida DDS uu…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay ilaalinta madax-bannaanida, wadajirka ummadda Soomaaliyeed, amniga iyo la…
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa khudbad uu maanta ka jeediyay madasha iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) kaga hadlay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya…