Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo lumiyay Xubinimada Golaha Aqalka Sare

Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Golaha aqalka sare usoo gudbiyay qoraal ku saabsan in… Sii akhri

Posted on October 12, 2024 by News Office

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey oo ansixiyay qaraar ay soo gudbiyeen Soomaaliya iyo Uk

Posted on October 12, 2024 by News Office

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si rasmi ah u ansixiyay qaraar ay si wadajir ah u soo gudbiyeen… Sii akhri

Hay’adda MSF oo lagu khasbay in ay joojiso hawlihii ay ka wadday Daarfur

Posted on October 12, 2024 by News Office

Hay’adda samafalka caafimaadka ee MSF ayaa sheegtay in lagu qasbay in ay joojiso hawlihi caafimaad ee ka wadday xero weyn… Sii akhri

Ciidamada Israa’iil oo duqeeyay saldhig ay Ciidamada UNIFIL ku lee yihiin dalka Lubnaan

Posted on October 12, 2024October 12, 2024 by News Office

Millatariga Lubnaan ayaa sheegay in duqeyn cirka ah oo ka timid Israa’iil lagu dilay laba askari oo ka tirsan millatariga… Sii akhri

Markabka shidaal baarista ee Oruç Reis oo ku soo dhawaanaya xeebaha Soomaaliya

Posted on October 11, 2024October 11, 2024 by Desk

Markabka Oruç Reis ee Turkiga oo shidaal baaris ka sameyn doona xeebaha Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Galmudug ayaa maanta ka… Sii akhri

Dagaal ka dhacay Beledweyne

Posted on October 11, 2024October 11, 2024 by Desk

Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee xarunt gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka oo Jimce ah uu halkaas ka dhacay… Sii akhri

Soomaaliya, Masar iyo Ereteriya oo yeeshay isbahaysi ku saabsan xaaladda gobolka

Posted on October 10, 2024October 10, 2024 by Desk

Shir saddex-geesood ah oo ay ku kulmeen Madaxweynayaasha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ereteriya Asias Afwerk iyo Masar Cabdullfataax Alsiisi ayaa… Sii akhri

Puntland: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo qabsaday kantaroolka waqooyiga Gaalkacyo

Posted on October 10, 2024 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa saaka qabsaday kantaroolka waqooyiga Gaalkacyo. Ciidamadani oo ku… Sii akhri

Soomaaliya, Masar iyo Eritrea oo dhisaya isbaheysi goboleed millitari oo ka dhan ah Itoobiya

Posted on October 10, 2024 by News Office

Madaxweynayaasha Soomaaliya, Eritrea iyo Masar ayaa lagu wadaa in ay Shir saddex geesood ah ku yeeshaan magaalada Asmara ee caasimadda… Sii akhri

Shirkadda Diyaaradda Kenya Airways oo joojinaysa duullimaadyadii Muqdisho

Posted on October 10, 2024 by News Office

Shirkada Diyaaradda Kenya Airways ayaa si rasmi ah u shaacisay joojinayso duulimaadyadii Muqdisho laga bilaabo 14ka October 2024. Bayaan ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close