Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Benjamin Netanyahu oo dib isaga riixay cadaadis gudaha Israel ee dibadbaxyada horseeday

Hogaamiyaha Israel Benjamin Netanyahu ayaa dib isaga riixay cadaadis gudaha iyo dibadda uga yimid Isniinti, kaas oo looga dalbanayo in… Sii akhri

Posted on September 3, 2024 by News Office

Taliska Booliska Puntland oo shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen Burcad-badeed hubaysan

Posted on September 2, 2024 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen rag Burcad-badeed ah oo hub iyo gaadiid badeed watay.… Sii akhri

Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliland oo maanta Hargeysa lagu xiray

Posted on September 2, 2024September 2, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ee Somaliland ay xireen xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan… Sii akhri

Mooshin laga diyaariyay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo taageeray joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee gudaha dalka

Posted on September 2, 2024 by News Office

Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sida wararku tilmaamayaan waxay diyaariyeen mooshin lagu dalbanayo Xasaanad ka qaadista 25 xildhibaan… Sii akhri

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo beenisay in Maamulka Hawada dalka lagu wareejinayo gacan Shisheeye

Posted on September 2, 2024 by News Office

Hay’adda Duulista Rayidka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay in Maamulka Hawada Soomaaliya lagu wareejinayo dal Shisheeye. Warsaxaafadeed ka soo baxay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo garoonka Muqdisho ku xannibtay diyaaradda Kenya Airways

Posted on September 2, 2024September 2, 2024 by News Office

Hay’adda Duulista Soomaaliya iyo maamulka garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa ka hor istaagay inay garoonka Muqdisho ka duusho diyaaradda Kenya Airways.… Sii akhri

Shaqa joojin guud oo lagaga dhawaaqay Israa’iil iyo dibad-baxyo ka socda

Posted on September 2, 2024September 2, 2024 by News Office

Gudaha Israa’iil ayaa lagu baaqay shaqo joojin guud iyadoo ay wali socdaan dibad-baxyada looga soo horjeedo waxaa loo arko in… Sii akhri

Qoys dhan oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday shil maanta ka dhacay duleedka Garoowe

Posted on September 1, 2024 by News Office

Afar qof oo dhammaantood hal qoys ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday shil maanta degaanka Laacdheere ee magaalada Garoowe.… Sii akhri

Taiwan oo laga saaray buugagga dugsiyada sare ee Biritayn

Posted on September 1, 2024September 1, 2024 by cph

London (Wararka PP) — Hay’adda qaabilsan qiimeynta iyo shahaadooyinka ee dalka Biritayn (Assessment and Qualifications Alliance ‘AQA’) ayaa oggolaatay inay… Sii akhri

Xamaas oo warsaxaafadeed rasmi ah ka soo saartay maxaabiis ku dhintay marinka Rafah

Posted on September 1, 2024 by News Office

Kooxda Xamaas ayaa warsaxaafadeed rasmi ah ka soo saartay 6 maxbuus oo meydadkooda laga helay marinka Rafah kuwaasi oo Israa’iil… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close