Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dissanayake oo ku guulaystay doorashada madaxtinimada dalka Sri Lanka

Anura Kumara Dissanayake oo ah siyaasi u janjeera fikirka Maarkiisamka ayaa ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Sabtidi ka dhacday dalka… Sii akhri

Posted on September 23, 2024September 23, 2024 by News Office

Agaasimaha Ciidanka gaarka ah ee PSF oo sheegay in maanta Boosaaso lagu weeraray qoyskiisa

Posted on September 22, 2024 by News Office

Agaasimaha Ciidanka PSF Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa laga soo xigtay in maanta qoyskiisa lagu rasaaseeyay magaalada Boosaaso. Telefishinka SBC ayaa… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse magaalada New York kaga qayb-galaya Kal-fadhigga Golaha Guud ee Qaramada Midoobey

Posted on September 22, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada New York… Sii akhri

Natiijo hordhaca oo ka soo baxday doorashadii madaxtinimada dalka Sri Lanka

Posted on September 22, 2024 by News Office

Natiijo hordhac ah oo saaka kasoo baxday doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday dalka Sri Lanka ayaa muujineysa in codadka ilaa… Sii akhri

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Uganda oo si naadir ah uga hadlay doorashada dalkaasi

Posted on September 22, 2024September 22, 2024 by News Office

General Muhoozi oo ah Wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni, ayaa sheegay in uusan u tartami doonin oo… Sii akhri

Puntland Youth Mark International Peace Day with United Nations Support

Posted on September 22, 2024September 22, 2024 by News Office

On Saturday, 21 September 2024, in Garowe, Puntland Youth Association Network (PYAN) hosted an UNSOM-supported youth discussion on the role… Sii akhri

Maraykanka iyo Masar oo Isku Mowqif Ka Istaagay Ilaalinta Qarannimada Soomaaliya

Posted on September 21, 2024September 21, 2024 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Kulan ay Qaahira ku yeesheen Wasiirka Arrimmaha dibedda ee Masar Badar Cabdellaati iyo Wasiirka Arrimmaha Dibedda… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in nabadda Soomaaliya ku imaan karto xal siyaasadeed

Posted on September 21, 2024September 21, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay shir ku saabsan nabadda oo maanta Garoowe ka furmay ayaa sheegay… Sii akhri

Wefdi ka kooban golayaasha dowladda Puntland oo saaka safar ugu baxay Boosaaso

Posted on September 21, 2024September 21, 2024 by News Office

Wefdi ka kooban golayaasha dowladda Puntland ayaa saaka safar ugu baxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wefdiga oo isugu… Sii akhri

Israa’iil oo duqayn ku dishay abbaan-duuliye sare oo ka tirsan Xisbullah

Posted on September 21, 2024 by News Office

Israa’iil ayaa duqeyn ay ka fulisay caasimadda Lubnan ee Beyruut ku dishay 14 qof oo uu ku jiray abaanduule sare… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close