Dowladda Itoobiya oo digniin ka soo saartay hubka ay Masar geysay Soomaaliya
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in hubka la geeyey Soomaaliya uu uga sii dari karo colaadda, loona weecin… Sii akhri
Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in hubka la geeyey Soomaaliya uu uga sii dari karo colaadda, loona weecin… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay isu diyaarinayso guluf ka dhan ah kooxaha argagixisada ah ee ku dhuumaalaysta buuraha Bari… Sii akhri
Qoraal kooban oo uu soo saaray xoghayaha Warfaafinta maamulka SSC-khaatumo Najiib Barkhadle ayuu si adag uga digay in dowladda Puntland… Sii akhri
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ku dhawaaqay in Puntland ay diyaar u tahay in ay wada-hadal la gasho dowladda… Sii akhri
Markab xamuul oo Masar ay leedahay ayaa xirmaddii labaad oo hub ah geeyey Soomaaliya, sida laga soo xigtay saraakiil millitari… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danijirenimo ka guddoomay Safiirrada Lix dal, kuwaas oo… Sii akhri
Wasaaradda degaanka iyo isbeddelka Cimilada Puntland ayaa soo saartay go’aan looga joojinayo isticmaalka bacaha dhammaan degaannada Puntland. Qoraal ka soo… Sii akhri
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho.… Sii akhri
Xaaladda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka deggan kadib dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xalay laga dareemay magaalada. Ciidamada… Sii akhri
Israa’iil ayaa tan iyo saakay 150 weerarro dhinaca cirka ah ka geysatay gudaha dalka Lubnaan. Duqeymaha inta ay socdaan waxaa… Sii akhri