Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Booliska Puntland oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubin ka tirsan burcaddii qabsaday markabkii MV Abdalla

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen xubin ka tirsan burcad-badeeddii qabsaday markabkii MV Abdalla ee… Sii akhri

Posted on September 27, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha dalka Suudaan oo Shir ku yeeshay magaalada New York

Posted on September 27, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Madaxweynaha Suudaan Abdel-Fattah Al-Burhan… Sii akhri

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo xalay weeraray caasimadda Israa’iil

Posted on September 27, 2024September 27, 2024 by News Office

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa xilli danbe oo xalay ku weerarray Tel Aviv gantaal nooca ballistic-ga ah. Wararka ayaa sheegaya in… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay Taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliya Gen. Asad Diyaano

Posted on September 26, 2024September 26, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda… Sii akhri

Ruushka oo ku hanjabay in uu Reer Galbeedka u adeegsan doono Hubka Nukliyeerka

Posted on September 26, 2024 by News Office

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa uga digay reer galbeedka in Ruushku uu isticmaali doono hubka Nukliyeerka haddii lagu soo weeraro… Sii akhri

Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka wada-hadlay La-dagaallanka Argagixisada iyo amniga gobolka Geeska Afrika

Posted on September 26, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa waxaa magaalada New York kulan kula yeeshay, Molly Phee, Kaaliyaha… Sii akhri

Puntland iyo Denmark oo ka wada-hadlay dimuqraadiyadda iyo mashaariicda horumarinta

Posted on September 25, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay safiirka dowladda Denmark ee Soomaaliya. Qoraal kooban oo… Sii akhri

Sida Puntland Wadahadallo Ula Yeelan Karto Dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on September 25, 2024September 30, 2024 by cph

Waa in Puntland garteeda sii akhrisato si ay u garato murugsanaanta siyaasadda Soomaaliya Garoowe (Faallo ) — Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid… Sii akhri

Gen. Asad Diyaano oo Todobaadkan loo magacaabayo Taliyaha Booliska Soomaaliya

Posted on September 25, 2024September 25, 2024 by News Office

Warbaahinta Puntland Post ayaa markii u horraysay ilo wareedyo sugan ka heshay in Todobaadkan Taliye cusub loo magacaabi doono Booliska… Sii akhri

Dallada PUNSAA oo soo dhawaysay in Wada-hadal lagu xalliyo Khilaafka Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on September 25, 2024September 25, 2024 by News Office

Dallada Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa soo dhawaysay Baaqii Madaxweyne Deni ee ahaa in uu diyaar u yahay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close