Duufaanta Milton oo ku dhufatay xeebaha gobolka Florida ee dalka Maraykanka
Duufaanta loogu magac daray Milton ayaa xalay fiidkii billowday in ay garaacdo xeebaha koofureed gobolka Florida ee dalka Maraykanka. Xarynta… Sii akhri
Duufaanta loogu magac daray Milton ayaa xalay fiidkii billowday in ay garaacdo xeebaha koofureed gobolka Florida ee dalka Maraykanka. Xarynta… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar ugu baxay magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Madaxweyne Xasan… Sii akhri
Dagaal-yahanada Xizbullah ayaa maanta ah gantaallo ku weeraray Israel, ayaga oo sidoo kale sheegay inay fashiliyeen duullaan dhulka ah maalin… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa shaqa joojin ku samaysay dhammaan Mas’uuliyiintii Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Denbiyada Culus ee Puntland Guddoomiyaha Maxkamadda… Sii akhri
Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya ayaa ansixiyay mooshin xilka looga xayuubinayo madaxweyne ku xigeenka Kenya, kaddib doodo maalmo socday. Rigathi Gachagua, madaxwyne… Sii akhri
Hay’adda FBI-da Marykanka ayaa sheegtay in ay soo xirtay nin u dhashay dalka Afgaanistaan oo ay saraakiishu sheegeen in uu… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud uu ka soo xirmay jidkii mudda kororsiga uu raadinayay in uu… Sii akhri
Alle ha u naxariistee, waxaa Maanta magaalada Gaalkacyo lagu aasay Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdulle Cismaan (Shuuke) oo… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka shaacisay in ay hawlgallo qorshaysan ku dishay 59 xubnood oo ka tirsan mileeshiyaadka Al-shabaab. Warsaxaafadeed… Sii akhri
Wakaaladda wararka Iran ee Tasnim, ayaa ku warrantay in Baarlamaanka Iran ay diyaarinayaan hinside sharciyeed lagu abuurayo isbahaysi militari oo… Sii akhri