Hiraal uusan halgan la socon waa riyo habeeneed, By Saadiq Eenow
Dhallinyaroy hiraalku (Vision) waa muuqaal la xiriira xaaladaha timaaddada, taas oo aanan dadka u wada-muuqan. Waa midka kugu dhalinaya hal-abuurka aad kaga…
Open this website in Safari first.
Dhallinyaroy hiraalku (Vision) waa muuqaal la xiriira xaaladaha timaaddada, taas oo aanan dadka u wada-muuqan. Waa midka kugu dhalinaya hal-abuurka aad kaga…
Waxaan qormadaan ku soo qaadanayaa kala duwanaanta layaabka leh ee u dhaxaysa jiilkii hore iyo kan maanta, waxaan sigaar ah u soo…
Garowe(pp) Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Puntland MAP Mudane Faysal Khaliif Barre ayaa soo dhaweeyay abaal-marino ay wasaradda Haweenka iyo xafiiska xaquuqul aadanaha gudoon…
Muqdisho(pp) Wararka caawa ayaa sheegaya inuu baaqday shirkii arrimaha doorashada looga hadli lahaa oo madaxda mamulada dalka iyo DFS ku balan sanaayeen…
Bostan(pp) Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo maalmahan safar ku jooga wadanka Maraykanka ayaa magalada Boston ee xarunta Gobalka…
Garowe(pp) Ururka Ardayda Jaamacadda Bosaso University faraceeda magalada Garowe ayaa doortay gudoomiyaha ardaydda, ka dib munaasibad lagu qabtay isla xarunta Jaamacadda. Doorashada…
Wasiirka Caafimaadka Dawladda Federaalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed iyo Wasriika CaafimaadkPuntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Cawke oo galabta Dec-11-2015 markale booqday Cusbitalka Digfeer…
Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Cawke iyo masuliyiin uu hoggaanayo ayaa maanta oo jimce ah booqday Cusbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho,…
Kismaayo(pp) Taliyaha Ciidamada AMSIOM Gen Jonathan Rono oo ay waheliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidamada AMISOM oo ay kamid yihiin saraakiil ka socday…
Garowe(PP): Xuseen Xaaji Yuusuf oo ahaa Agaasime ku xigeenkii Telefishinka iyo Raadiyaha Puntland ayaa maanta is casilay. Xuseen ayaa kal hore madaxweynaha…