RW.Cumar: “Gacan waxaan ku joojinaynaa colaada,Gacana waxaan ku go’aminaynaa nooca doorasho” – MAQAAL
Waa oraah uu ka yiri Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid kulan ka dhacay Galkacayo oo lagu dhex dhexaadinayey maamulada Gal-mudug iyo Puntland oo…
Open this website in Safari first.
Waa oraah uu ka yiri Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid kulan ka dhacay Galkacayo oo lagu dhex dhexaadinayey maamulada Gal-mudug iyo Puntland oo…
Qardho(pp) Waxaa maanta oo Sabti ah xarunta Gobalka Karkaar ee Qardho laga furay qayb ka mid ah shirkadda bad-baadada iyo tactirka gaadiidka.…
Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo maanta shir jaraa’id u qabtay magalada Garowe ayaa ka digay inaan dib loogu laaban…
Garowe(PP)-Qoraal ay Warbaahinta Puntlandpost soo gaarsiiyeen Guddiga Sare ee Ciyaaraha Puntland ayaa sharci daro ku tilmaamay Guddi cusub oo ay Dhawaan Wasaaradda Ciyaaraha iyo…
Muqdisho(PP):Barlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta u codeynaya sharciga Iibka Qaranka, iyada oo aqrinta labaad la marin doono sharciga Maxkamadda Dastuuriga. Xildhibaan Maxamed…
Garowe(pp) Wasaradda Caafimaadka dowlada Puntland ayaa maanta kooxo caafimaad u dirtay afar gobol oo ka mid ah kuwa Puntland, kuwaasoo kasoo fulin…
Baladweyne(PP): Ciidamada Amniga ee dowladda Fadaraalka ayaa howlgalo saaka ka sameeyey magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,waxana howlgaladaasi lagu baarayey dil shalay…
Jabuuti(PP): Wararka uu helayo Puntland Post ayaa sheegaya in Magaalada Jabuuti ee Caasumadda dalka Jabuuti la filayaa inuu maanta ka furmo shir…
Garowe(pp) Sowdo Cabdi Aadan ayaa kasoo jeeda qoys danyer ah oo aan hanti badan haysan, waxay ku dhalatay degmada Eyl ee Gobalka…
Garowe(pp) Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde, Gudoomiyaha xaquuqul aadanaha Maxamed Yuusuf Cali, Gudoomiyaha suxufiyiinta MAP Faysal Khaliif Barre, Siyaasi Maxamed Cabdinuur…