Wasiirka Amniga Puntland oo farriin u diray Booliiska
Garowe(PP): Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta ka qayb galay xuska maalinta asaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo lagu qabtay…
Open this website in Safari first.
Garowe(PP): Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta ka qayb galay xuska maalinta asaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo lagu qabtay…
Garowe(PP): Magaalada Garowe ee Caasumadda Puntland waxaa maanta laga xusay Asaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo la asaasay maanta oo kale. Munaasabad lagu…
Muqdisho-(PP)-Guddoomiyaha Gobolka Gal-gaduud ee dowladda Soomaaliya, Xuseen Cali Weheliye [Cirfo] oo dhaawac fudud uu kasoo gaaray rasaas ay gaari uu watay ku…
Garowe(pp) Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha Africa ugu khayraadka wanaagsan, in kastoo khayraadka ceegaaga badda iyo bariga aan si wanaagsan looga…
Muqdisho-(PP)-Waxaa maanta laga xusayaa meelo badan oo tirsan dalka Soomaaliya sanad guuradii 72-aad ee ka soo wareegtay Aas aaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed.…
Stockholm(PP): Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Gaas Shariif Sheekhuna Maye ayaa fariin hambalyo ah u diray ciidanka Booliska Soomaaliya sanad…
Garowe(PP):Waxaa maanta laga xusaya magaalada Garowe 72 guuradii kasoo wareegtay markii la asaasay Ciidanka Booliiska Soomaaliya. Munaasabad ay soo qaba qaabiyeen Saraakiisha…
Muqdisho-(PP)-Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta sheegtay in Ninkii ka dambeeyay dilka Allaha u naxariistee Hindiyo Xaaji Max’ed oo ka tirsaneyd shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta…
Muqdisho-(PP)-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen;Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini,ayaa gaadiid loogu deeqay Ciidanka Xoogga dalka kala wareegay Safiirka Britain ee Soomaaliya haweeneyda lagu magacaabo…
Bosaso (Puntland Post) — Wejiga labaad dhismaha gegida diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo lagu wado todobaadyo ka dib…