Nadwo Cilmiyeedkii 8-aad Oo Kabilaabatay Masjidka Al-Huda Garowe (Sawirro)
Mu’asasada al-Minhaaj faraceeda magaalada garowe, ayaa bilowday habeenimadii axadda ahayd, taariikhduna ku aadanayd 19-Dec-15 nadwo cilmiyeedkii 8-aad, Nadwadan oo ah mid la…
Open this website in Safari first.
Mu’asasada al-Minhaaj faraceeda magaalada garowe, ayaa bilowday habeenimadii axadda ahayd, taariikhduna ku aadanayd 19-Dec-15 nadwo cilmiyeedkii 8-aad, Nadwadan oo ah mid la…
Bosaso(PP):Taliyaha cusub ee ciidan ilaalada Garoonka Bosaso ayaa shalay xilka la wareegay Gaashaanle Aadan Muuse Jaamac, waxaa ka qayb galay Masuuliyiinta gobolka…
Beled-weyne-(PP)-Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa iney maanta gaadhaan magaalada Beled-weyne ee…
Garowe(PP): Baarlamaankan Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta ka hadlaya Sharciga Been Xalaalaynya oo markii sadexaad ay akhrin doonaan. Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Fadaraalka…
Nairobi-(PP)-Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku dhaawacantay qarax galinkii dambe ee maanta ka dhex dhacay gaari Matatu ah oo marayay xaafadda Umoja…
Muqdisho-(PP)-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu dhawaaqay in magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe lagu qaban doono shirka maamul…
Jalalaqsi-(PP)-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo ay kaabayaan kuwa AMISOM ayaa maanta kula dagaallamay tuulada Ceel-muluq oo hoos tagta degmada Jalalaqsi ee gobolka…
Kismaayo(PP):Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland waxaa laga xusay maalinta Ciidan booliiska Soomaaliya oo maanta ku beegnayd. Munaasabad lagu xusayey xuskaas waxaa ka…
Beled-weyne-(PP)-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu magacawday inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusf Axmed Hagar (Daba-geed) Guddoomiyihii…
Muqdisho(PP):Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayo 72 guuradii ka oo…