Diyaarada TURKISH Airlines oo maanta kasoo degtay Garoonka Aadan Cadde
Muqdisho-(Puntland Post)- Diyaraada Turkish Airlines ayaa maanta kasoo degtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Aadan Cadde,oo mudo labo asbuuca aysan diyaaradu kasoo dagin,…
Open this website in Safari first.
Muqdisho-(Puntland Post)- Diyaraada Turkish Airlines ayaa maanta kasoo degtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho Aadan Cadde,oo mudo labo asbuuca aysan diyaaradu kasoo dagin,…
Bosaso-(Puntland Post) Tartar dhaqameedkan lagu qabtay Jaamacadda bariga Africa xarunta Bosaso ayaa qayb ka ah dadaalada lagu xoojinayo dhaqanka iyo hidaha Soomaalida,…
Munich(Puntland Post)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeybgalaya shirka arrimaha amniga caalamka ee Munich Security Conference (msc2016), ayaa…
Muqdisho-(Puntland Post)-Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan barlamaanka la horgeynayo Qodobada Dastuurka ku jira ee dib u eegista ay ku sameeyeen Guddiga…
Muqdisho-(Puntland Post)-Wakiilka midowga Afrika u qaabbilsan dalkeenna,Francisco Madeira ayaa ku baaqay in ciidan awood leh loo dhiso Soomaaliya, isagoo dowladda , shacabka…
Muqdisho-(Puntland Post)-War qoraal ah oo kasoo baxay Ururka Al-shabaab ayaa lagu sheegay inay iyagu ka dambeeyeen qaraxii horraantii bishan ka dhacay gudaha…
Kampala(Puntland Post)-Mar kale ayaa Caawa fooda isku dari doonaan doodii ugu danbaysay oo dhex marta murashixiinta u loolamaya kursiga looga arimiyo Dalka…
Kismaayo-(Puntland Post)-Ciidamada Amaanka Jubbaland ayaa dad usoo qab qabtay looga shakiyey Qarax aan waxyeelo gaysan oo saaka lala beegsaday ciidamo ka tirsan…
Dhalin yarada Puntland ayaa ku taageeray dowladda iyo dhamman dhinacyadda ay la kulmeen xubnaha beesha caalamka ee maalmahan ku sugna Garoowe, kuwo…
Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha…