Video article Puntland oo markii ugu horaysay laga hirgaliyey Idaacad guur guurta
Garowe-(Puntland Post)- markii ugu horaysay Puntland waxaa laga hirgaliyey Idaacad FM ah guur guurta islamarkaana saaran gaari oo tagta deegaanada ka baxdan…
Open this website in Safari first.
Garowe-(Puntland Post)- markii ugu horaysay Puntland waxaa laga hirgaliyey Idaacad FM ah guur guurta islamarkaana saaran gaari oo tagta deegaanada ka baxdan…
Ankara-(Puntland Post)-Dhimashada Qarax ka dhacay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, ayaa sii korodhay, iyadoo hadda ay mareyso dhimashada 28 ruux, iyo dhaawaca…
Bosaso-(Puntland Post)- magaalada Bosaso ee xarunta gobolka bari waxaa lagu qabtay tababar ku saabsana ilaalinta deegaanka iyo Biyo la’aanta,waxaa qabashadiisa iska kaa…
Garowe-(Puntland Post)- degmada Godob-jiiraan ee gobolka Nugaal waxaa markii ugu horaysay laga dhisayaa Maxkamad,sidoo kale waxaa degmada ka socda dhisme Saldhig ciidan.…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalinii labaad kusugan magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Waddanka Itoobiya ayaa Caawa 17-Feb-2016 waxaa…
Gudiga Gacanta Ku hayay Dhismaha Wadooyinkii Ay saameyeen Duufaanadii Ku dhuftay Gobolka Gardafuu ee Puntland, ayaa soo gaba-gabeeyay Dacayactirka Wadooyinkaasi, Wadada Lafagoroy…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Wasiirka Ganacsiga Dawladda Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle iyo Wakiilka Puntland ee Itoobiya…
BAARGAAL-(Puntland Post) Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse oo ka mid ah isimadda Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta sheegay inuu boqol Malyan…
BOSASO- (Puntland Post) Waxaa magaalada Bosaso lagu qabtay kulan wacyi gelin ah oo saabsanaa deegaanka sii xumaanaya & biyo‐La’aanta dalkeenna, waxaa si…
Wafti uu hogaaminayey wasiirka wasaarada Deegaanka,Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland Cali Cabdullaahi Warsame ayna kamidyihiin wasiir kuxigeenka wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Gudoomiyaha…