Gudoomiyaha cusub ee ardayda dugsiga sare Nugaal oo xilkiisii la wareegay
Garowe(PP) Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Nugaal ee kuyaala magaalada Garowe ayaa lagu qabtay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen gudoomiyihii hore…
Open this website in Safari first.
Garowe(PP) Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Nugaal ee kuyaala magaalada Garowe ayaa lagu qabtay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen gudoomiyihii hore…
GAROWE-(Puntland Post) Kulan ay isugu yimaadeen Qaar ka Mid ah Odayasha dhaqanka,Waxgaradka,Nabadoonada,dhalinyarada iyo Ganacsatada Gobalka Nugaal ayaa waxay maanta ku yeesheen Magaalada…
Qaahira-(Puntland Post)-Waddamada Soomaaliya iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiis xagga iskaashiga ciidamada ah,markii ay magaalada Qaahira kulan ku wada yeesheen labada taliye…
Muqdisho-(Puntland Post)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda…
Muqdisho-(Puntland Post)-Ugu yaraan Afar qof oo rayad ah ayaa ku geeriyootay Tobaneeyo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaartay,markii hoobiyeyaal lala beegsaday…
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 25-Feb-2016 waxaa uu magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka…
GAROWE-(Puntland Post) Roob doontan oo laga wada sameeyay inta badan magaalooyinka waa weyn ee Puntland ayaa ALLE looga barayay inuu umaddiisa ka…
Wacyigalintan ku aadan ilaalinta deegaanka ayaa waxa ururka deegaan iyo wasaarada Deegaanka ka fuliyeen degmooyinka Qardho, Waaciye iyo Bayla waxaana uu ahaa…
Muqdisho-(Puntland Post)-Maxkamadda derejada koowaan ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku ridday Lix eedeeysane oo loo haysto dilkii marxuummad Hindiya Xaaji…
Istambul-(Puntland Post)-Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa sheegay in guul uu ku soo dhammaaday shirkii Istanbul,kaasoo looga hadlay marxaladda uu haatan dalku ku…