Dowladda Puntland oo ka hadashay weerarka Al-Shabab kusoo qaaday dhulka xeebaha leh
Garowe(Puntland Post) Tan iyo xalay fiidkii xarunta madaxtooyada ee magalada Garowe waxaa ka socday shir madaxwayne ku xigeenku uu hoggaaminaya kaasoo salka…
Open this website in Safari first.
Garowe(Puntland Post) Tan iyo xalay fiidkii xarunta madaxtooyada ee magalada Garowe waxaa ka socday shir madaxwayne ku xigeenku uu hoggaaminaya kaasoo salka…
Cape town-South Africa-(Puntland Post)-Hay’adda qaramada midoobay u qaabbilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Cape town ee dalka koonfur Africa waxay…
Maleeshiyaddii ka tirsanayd Al-shabaab oo shalay qabsaday deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa saaka gebi ahaanba isaga baxay magaalada ka dib markii…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ku jooga waddanka maraykanka ayaa kormeero ku sameeyey qaybo kamid ah xarumaha…
Jariiban(Puntland Post) Qaar ka mid ah Odayaasha deegaanka Garacad oo warbaahinta gudaha la hadlay ayaa sheegay inay ku qiyaasi karaan tirada ciidamada…
Garacad-(Puntland Post) War hadda naga soo gaaraya deegaan Garacad oo hoos taga degmada jirriban ee gobolka mudug ayaa la xa qiijiyay in…
MN(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa Jaaliyadda Puntland ee waddanka Maraykanka gaar ahaan magalada MINNEPOLIS ka codsaday inay dowr muuqda…
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa maanta 14-March-2016 waxay…
Gaalkacyo(Puntland Post)- ku dhawaad afar ruux ayaa ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Mudug, oo u dhaxeeyo beelo kasoo kala jeeda…
Kuwait(Puntland Post)-Wasiirka Arrimaha dibadda iyo dhiiri gelinta maalgeshiga ee Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo socdaal shaqo ku tegay dalka Kuwait ayaa waxaa…